{"id":41017,"date":"2017-10-23T20:14:43","date_gmt":"2017-10-23T17:14:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41017"},"modified":"2017-10-23T20:26:37","modified_gmt":"2017-10-23T17:26:37","slug":"dood-culus-oo-uu-aqlka-sare-ka-yeeshey-khilaafka-soo-kala-dhex-galey-dawladda-dhexe-iyo-maamul-goboleedyada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/dood-culus-oo-uu-aqlka-sare-ka-yeeshey-khilaafka-soo-kala-dhex-galey-dawladda-dhexe-iyo-maamul-goboleedyada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Dood Culus oo uu Aqlka sare ka Yeeshey Khilaafka soo kala dhex galey Dawladda Dhexe iyo Maamul Goboleedyada Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/aqalka-sare1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/aqalka-sare1.jpg\" alt=\"\" width=\"895\" height=\"476\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/aqalka-sare1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/aqalka-sare1-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 895px) 100vw, 895px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Kulankii shalay ee xildhibaannada Aqalka sare ayaa siweyn looga dheehan karay kala qeysanaanta ka dhax jirta gollaha ee la xiriirta xiisada u dhaxeysa dowladda federaalka iyo maamul gobolleedyada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulanka oo uu shir guddoominayay Cabdi Xaanshi Cabdullaahi ayaa waxaa aragtidooda arrintan ku saabsan ka dhiibtay xidhibaanno dhowr ah oo siyaabo iska soo horjeeda u camiray aragtidooda ku aadan khilaafka jira.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaannada qaar ayaa sheegay in dowlad gobolleedyada dalka jira gafsan yihiin Dariiqa ay lahaayeen loona baahan yahay in mar walba la ilaaliyo sharciga iyo dastuurka dalka u yaala iyo awoodaha ay kala leeyihiin dowladda dhexe iyo maamullada qeybta ka ah federaalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Halka xildhibaanno kalana ku doodeen in dowladda dhexe faragalin toos ah heyso maamul gobolleedyada looban baahan yahay in labada golle ee dalku leeyahay wax ka qabto faragalintaas.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin dhinaca kale meesha kama aysan marneyn xildhibaanno soo jeediyay in arrimaha socda si hoos loo eego, loona saaro guddi xaqiiqo raadin ah oo u kuurgala wax yaabaha leysku hayo, kuwaa oo socdaal ku tagaya deegaannada dowlad gobolleedyada dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xiisada Siyaasadeed ee u dhaxeysa dowlada Federaalka iyo Madaxda maamul gobolleedyada ayaa sababtay in uu sameysmo Isbaheysi \u00a0ay ku mideysan yihiin madaxweynayaasha maamul gobolleedyada dalka ka ka dhisan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaan kulan wadda tashi ah ku martiqaaday madaxda maamul gobolleedyada kaasoo dhawaan dhici doona.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40977\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40978\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40980\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40981\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Kulankii shalay ee xildhibaannada Aqalka sare ayaa siweyn looga dheehan karay kala qeysanaanta ka dhax jirta gollaha ee la xiriirta xiisada u dhaxeysa dowladda federaalka iyo maamul gobolleedyada. Kulanka oo uu shir guddoominayay Cabdi Xaanshi Cabdullaahi ayaa waxaa aragtidooda arrintan ku saabsan ka dhiibtay xidhibaanno dhowr ah oo siyaabo iska soo horjeeda u camiray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41018,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41017","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41017","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41017"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41017\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41020,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41017\/revisions\/41020"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41018"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41017"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41017"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41017"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}