{"id":41013,"date":"2017-10-23T19:27:34","date_gmt":"2017-10-23T16:27:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41013"},"modified":"2017-10-23T19:43:55","modified_gmt":"2017-10-23T16:43:55","slug":"magagaalada-jowhar-ee-xarunta-maamulka-hirshabeele-oo-ay-kusii-jeedaan-rw-khayre-iyo-madaxda-mgoboleedyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/magagaalada-jowhar-ee-xarunta-maamulka-hirshabeele-oo-ay-kusii-jeedaan-rw-khayre-iyo-madaxda-mgoboleedyada\/","title":{"rendered":"Magagaalada Jowhar ee Xarunta maamulka Hirshabeele oo ay kusii jeedaan R\/W Khayre iyo Madaxda M\/goboleedyada."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/khayre1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41014\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/khayre1.jpg\" alt=\"\" width=\"937\" height=\"589\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/khayre1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/khayre1-300x189.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 937px) 100vw, 937px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu horkacayo ayaa lagu wadaa saacadaha soo socda in ay gaaraan magaalada ee xarunta maamul gobolleedka Hirshabeelle, halkaa oo lagu qabanayo munaasabada calleemo saarka madaxweyne Maxamed Cabdi Waaare.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa sidoo kale Jowhar tagaya oo la filayaa in ay ka qeybgalaan munaasabada calleemo saarka madaxweynaha Hirshabeelle madaxda maamul Goboleedyada oo ay ka mid yihiin\u00a0 madaxweynaha Puntland C\/wali Maxamed Cali (Gaas), madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf), iyo madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan,.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mid ka mid ah guddiga qaban qaabada munaasabada caleemo saarka ayaa sheegay in madaxweyne Waare ku sugan yahay garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar halkaasi oo uu ku sugaayo madaxda imaanaysa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ammaanka magaalada Jowhar ayaa aad loo adkeeyay, waxaana wadooyinka waa weyn lagu arkayaa ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM, iyaga oo gawaarida dadweynaha ku baaraya barkontoroolada ku yaalla Jowhar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa 16-kii bishii September ee sanadkan waxaa lagu doortay magaalada Jowhar, kadib markii uu ka adkaaday Musharaxiintii uu la tartmayay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40977\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40978\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40980\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40981\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu horkacayo ayaa lagu wadaa saacadaha soo socda in ay gaaraan magaalada ee xarunta maamul gobolleedka Hirshabeelle, halkaa oo lagu qabanayo munaasabada calleemo saarka madaxweyne Maxamed Cabdi Waaare. Waxaa sidoo kale Jowhar tagaya oo la filayaa in ay ka qeybgalaan munaasabada calleemo saarka madaxweynaha Hirshabeelle madaxda maamul Goboleedyada oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41014,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41013","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41013","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41013"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41013\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41016,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41013\/revisions\/41016"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41014"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41013"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41013"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41013"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}