{"id":41008,"date":"2017-10-23T19:10:30","date_gmt":"2017-10-23T16:10:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41008"},"modified":"2017-10-23T19:11:51","modified_gmt":"2017-10-23T16:11:51","slug":"madaxweynayaasha-soomaaliya-iyo-uganda-oo-kulan-ku-yeeshey-kampala-caasimadda-dalka-uganda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/madaxweynayaasha-soomaaliya-iyo-uganda-oo-kulan-ku-yeeshey-kampala-caasimadda-dalka-uganda\/","title":{"rendered":"Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Uganda oo kulan ku yeeshey Kampala Caasimadda dalka Uganda."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/farmaajo-iyo-musafeni-1.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41010\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/farmaajo-iyo-musafeni-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"881\" height=\"588\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/farmaajo-iyo-musafeni-1.jpeg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/farmaajo-iyo-musafeni-1-300x200.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 881px) 100vw, 881px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxwnaha dowladda SoomaaliyaMaxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Uganda, ayaa la kulmay dhiggiisa dalkaa Yoweri Museveni.<\/p>\n<p align=\"justify\">Labada Madaxweyne waxa ay ka wadahadleen xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal, amniga gobolka iyo la dagaalanka kooxaha argagixisada ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Farmaajo ayaa uga mahad celiyay dowladda Uganda kaalinta muhiimka ah ee ay ka qaadatay nabad ilaalinta Soomaaliya iyo dagaalka ka dhanka ah ururka Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Uganda Mudane Yoweri Museveni ayaa dhankiisa tilmaamay sida ay uga go\u2019an tahay in ay garab istaagaan Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyneyaasha labada dal, wax ay isla qaateen muhiimadda ay leedahay in la dardar geliyo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, si meesha looga saaro khatarta ay ku hayaan deganaanshaha gobolka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha waxaan socdaalka uu ku marayo wadamada gobolka ku wehlinaya Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Yuusuf Garaad Cumar, Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Maxamed Cali Xagaa, Guddoomiyaha Guddiga Difaaca Baarlamaanka Xildhibaan Xusseen Carab Ciise, La taliyaha Madaxweynaha ee dhinaca c iidamada Sarreeye-Guud Bashiir Maxamed Jaamac iyo Lataliyaha Arrimaha Siyaasadda dibadda, Balal Maxamed Cismaan<\/p>\n<p align=\"justify\">Socdaalka ayaa imanaya xili madaxweynaha uu dhawaan sheegay in dalka uu gallo xaalad dagaal oo ka dhan ah Al-shabaab kaddib qaraxii 14kii bishan ka dhacay magaalada Muqdisho<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40977\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40978\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40980\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40981\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxwnaha dowladda SoomaaliyaMaxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Uganda, ayaa la kulmay dhiggiisa dalkaa Yoweri Museveni. Labada Madaxweyne waxa ay ka wadahadleen xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal, amniga gobolka iyo la dagaalanka kooxaha argagixisada ah. Madaxweyne Farmaajo ayaa uga mahad celiyay dowladda Uganda kaalinta muhiimka ah ee ay ka qaadatay nabad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41009,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41008","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41008","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41008"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41008\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41012,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41008\/revisions\/41012"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41009"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41008"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41008"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41008"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}