{"id":40993,"date":"2017-10-23T00:43:35","date_gmt":"2017-10-22T21:43:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40993"},"modified":"2017-10-23T00:51:38","modified_gmt":"2017-10-22T21:51:38","slug":"soomaalida-ku-nool-dalka-canada-oo-xus-u-sameeyey-dadki-ku-dhintey-qaraxii-14kii-bishan-ka-dhacey-zoope","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/soomaalida-ku-nool-dalka-canada-oo-xus-u-sameeyey-dadki-ku-dhintey-qaraxii-14kii-bishan-ka-dhacey-zoope\/","title":{"rendered":"Soomaalida ku Nool Dalka Canada oo Xus u Sameeyey Dadki ku dhintey Qaraxii 14kii bishan ka dhacey Zoope."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/somalida-canada.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40994\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/somalida-canada.jpg\" alt=\"\" width=\"937\" height=\"528\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/somalida-canada.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/somalida-canada-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 937px) 100vw, 937px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Bulshada Somaliyeed ee ku nool magaalada Winnipeg ee Canada ayaa isugu yimid kulan Baroor-diiq ah oo lagu xasuusanayay shacabkii lagu xasuuqay qarax 14-kii bishan ka dhacay isgoyskaa Soobe ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Maryan Kalax oo so gashay dalka Canada muddo laga joogo 26-sano , isla markaana ka soo carartay dagaaladi sokeeye ee dalka ka dhacay ayaa sheegtay in 22 qof oo kamid ah qaraabadeeda ay ku waxyeeloobeen weerarkaasi.<\/p>\n<p>\u201cQaar kamid ah waxaan ahayn walaal, halka kuwa kalena ay ahaayeen eedooyinkeey caruurtooda , waxaa jira kuwa lagu waayay qaraxa iyo kuwa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen\u201d ayey tiri Maryan oo la hadashay CBC News.<\/p>\n<p>\u201cWaxa naga dhigay kuwa aad u murugaysan waxa ay tahay in aan la aqoonsan karin jirkooda ,waxaana qoyskayga ay ii sheegeen in la aasay xubno kamid ah jirkooda oo la malaynayo in ay iyaga yihiin \u201c\u00a0 ayey mar kale tiri Maryan.<\/p>\n<p>\u201cDhamaan waan qiiraysan-nahay ,waxaana dalbanaynaynaa in dilka la joojiyo \u201c ayaa kamid ahaa hadalada Maryan ,iyada oo Somalida ka soo qayb-gashay baroordiiqdan ay sidoo kale dad kaga dhinteen qaraxaasi.<br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/Oct\/20171022636442476868257410somalia-vigil.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Somalia ayaa weerarkan ku eedeeysay kooxda Al-shabaab ,waxaana xajmiga qaraxa lagu sheegay in uu ahaa inta u dhaxaysa 600- ilaa 800 kilogarms ,waxaana sida la aamisan-yahay lala damacsanaa in lala beegsado garoonka diyaaradaha ee Aadan cadde.<\/p>\n<p>Maryan ayaa sheegtay in qof kasta oo kamid ah\u00a0 dadkii isugu yimid goobta baroordiiqda uu waayay qof kamid ah\u00a0asxaabtiisa,qoyskiisa ama qaraabadiisa ,waxaana qaar kamid ah Somalida ay wajiga ku soo xirteen maro gaduudan oo\u00a0muujinaysay heerka tacsida u taal.<\/p>\n<p>\u201cWaa wax la iska filayay in tani oo kale ay ka dhici karto Muqdisho \u201c ayey mar kale tiri Maryan waxaana qaraxan uu ku soo beegmayaa ,xilli Qaramada Midoobay sheegtay in Somalia ay wajahaysa abaar baahsan oo saamaysay tiro gaaraysa 6.2 milyan oo qof.<\/p>\n<p>Ugu danbayn, qaraxan maalinimadii Sabtida ahayd ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa galaaftay nolosha dad gaaraya 358 qof ,waxaana la sheegay in uu ahaa kii ugu xoog-ga badnaa\u00a0ee ka dhaca Somalia iyo waliba caalamka muddo sanado ah.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40977\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40978\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40980\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40981\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Bulshada Somaliyeed ee ku nool magaalada Winnipeg ee Canada ayaa isugu yimid kulan Baroor-diiq ah oo lagu xasuusanayay shacabkii lagu xasuuqay qarax 14-kii bishan ka dhacay isgoyskaa Soobe ee magaalada Muqdisho. Maryan Kalax oo so gashay dalka Canada muddo laga joogo 26-sano , isla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40994,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40993","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40993","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40993"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40993\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40995,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40993\/revisions\/40995"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40994"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40993"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40993"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40993"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}