{"id":40985,"date":"2017-10-22T22:40:51","date_gmt":"2017-10-22T19:40:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40985"},"modified":"2017-10-22T22:43:22","modified_gmt":"2017-10-22T19:43:22","slug":"hayadda-caafimaadka-adduunka-ee-who-oo-ka-fiirsaneyso-goaankii-ay-ku-magacawdey-mweyne-robert-mogabe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/hayadda-caafimaadka-adduunka-ee-who-oo-ka-fiirsaneyso-goaankii-ay-ku-magacawdey-mweyne-robert-mogabe\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda Caafimaadka Adduunka ee WHO oo ka fiirsaneyso Go&#8217;aankii ay ku Magacawdey M\/weyne Robert Mogabe."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/ropet-mogabi.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40986\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/ropet-mogabi.jpg\" alt=\"\" width=\"905\" height=\"509\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/ropet-mogabi.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/ropet-mogabi-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 905px) 100vw, 905px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxa cusub ee Hay&#8217;adda Caafimaadka Adduunka ayaa sheegay inuu ka fiirsanayo go&#8217;aankii uu ugu magacaabay madaxweynaha Zimbabwe, Robert Mugabe, in uu hay&#8217;addaasi caalamiga ah u noqdo safiir sharafeed.<\/p>\n<p>Magacaabistan ayuu todobaadkii tegay Dr Tedros Adhanom kaga dhawaaqay shir uu ka qeybgalayay Mugabe oo ka dhacayay dalka Uruguay, balse magacaabistan ayaa horseedday cambaarayn caalami ah.<\/p>\n<p>Dr Tedros ayaa bartiisa Twitter-ka soo dhigay inuu haatan dib uga fakarayo qaabkii uu ku magacaabay madaxweyne Mugabe, isaga oo qadarinaya waxa uu ugu yeeray qiyamka Hay&#8217;adda Caafimaadka Adduunka ee WHO.<\/p>\n<p>Dr Tedros, waxa uu sheegay inuu dhawaan soo saari doono bayaan cusub oo arrintaasi la xiriirta.<\/p>\n<p>Dalalka Britain iyo Mareykanka ayaa si cad u sheegay in ay ka niyad jabeen magacaabista Mugabe.<\/p>\n<p>Halka mucaaradka dala Zimbabwe-na ay arrintaasi ku tilmaameen mid kaftan ah.<\/p>\n<p>Balse taageerayaasha Madaxweyne Mugabe ayaa sheegay inay taasi tahay qadarin ku haboon hogaamiyahan ugu da&#8217;da weyn qaaradda Afrika, kaasi oo ay sheegeen inuu si weyn u taageero daryeelka caafimaadka ee caalamka.<\/p>\n<p>Hasse ahaatee dadka naqdiya Mugabe ayaa waxa ay ugu yeeraan kaligii taliye kor ka eeganayay burburka hannaanka caafimaadka ee Zimbabwe, xilligii uu dhaqaalaha dalkaasi sii liicayay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40977\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40978\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40980\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40981\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxa cusub ee Hay&#8217;adda Caafimaadka Adduunka ayaa sheegay inuu ka fiirsanayo go&#8217;aankii uu ugu magacaabay madaxweynaha Zimbabwe, Robert Mugabe, in uu hay&#8217;addaasi caalamiga ah u noqdo safiir sharafeed. Magacaabistan ayuu todobaadkii tegay Dr Tedros Adhanom kaga dhawaaqay shir uu ka qeybgalayay Mugabe oo ka dhacayay dalka Uruguay, balse magacaabistan ayaa horseedday cambaarayn caalami ah. Dr [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40986,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40985","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40985","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40985"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40985\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40988,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40985\/revisions\/40988"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40986"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40985"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40985"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40985"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}