{"id":40972,"date":"2017-10-22T21:08:08","date_gmt":"2017-10-22T18:08:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40972"},"modified":"2017-10-22T21:08:40","modified_gmt":"2017-10-22T18:08:40","slug":"mweyne-farmaajo-oo-shir-ku-marti-qaadey-maamul-goboleedyada-dalka-soomaaliya-28ka-bishan-oct","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/mweyne-farmaajo-oo-shir-ku-marti-qaadey-maamul-goboleedyada-dalka-soomaaliya-28ka-bishan-oct\/","title":{"rendered":"M\/weyne Farmaajo oo Shir ku marti qaadey Maamul goboleedyada Dalka Soomaaliya 28ka Bishan oct."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/farmaajo1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40973\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/farmaajo1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"859\" height=\"573\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/farmaajo1-1.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/farmaajo1-1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 859px) 100vw, 859px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kulan ku martiqaaday madaxda dowlad gobolleedyada xubnaha ka ah dowladda federaalka Soomaaliya, 28ka bishan October 2017.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulanka ayaa looga arinsanayaan sida la sheegay howlo muhiim ah oo horyaalla Qaranka, gaar ahaan sidii musiibadii Qaran ee ka dhacday magaalada Muqdisho 14kii bisha Oktoobar 2017 loogu beddali lahaa midnimo Qaran.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qodobada kale ee diirada lagu saari doono shirkan waxaa ka mid ah sidii loo xoojin ahaa wadashaqeynta dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada xubnaha ka ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale, waxaa shirkaas looga wada hadli doona arrimo muhiim u ah hanaanka dowladnimada Soomaaliya oo ku jirta marxalad soo kabasho ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qodobadaan ayaa ah kuwa fulintooda iyo hirgalintooda ay u baahan tahay wadajir iyo wadashaqeyn, waxaana ka mid ah dardargelinta nabadeynta dalka, horumarinta hannaanka federaalaynta, dib u eegista dastuurka, habka qeybsiga kheyraadka dalka iyo geeddi socodka doorashada 2020.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa jira khilaaf muuqda oo waqtigan ku dhaxeeya dowladda dhexe iyo qaar ka mid ah madaxda dowlad gobolleedyada oo dhawaan shir ku yeeshay magaaalada Kismaayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40810\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40811\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40812\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kulan ku martiqaaday madaxda dowlad gobolleedyada xubnaha ka ah dowladda federaalka Soomaaliya, 28ka bishan October 2017. Kulanka ayaa looga arinsanayaan sida la sheegay howlo muhiim ah oo horyaalla Qaranka, gaar ahaan sidii musiibadii Qaran ee ka dhacday magaalada Muqdisho 14kii bisha Oktoobar 2017 loogu beddali lahaa midnimo Qaran. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40973,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40972","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40972","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40972"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40972\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40975,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40972\/revisions\/40975"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40973"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40972"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40972"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40972"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}