{"id":40964,"date":"2017-10-22T00:31:19","date_gmt":"2017-10-21T21:31:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40964"},"modified":"2017-10-22T00:51:27","modified_gmt":"2017-10-21T21:51:27","slug":"mweyne-farmaajo-oo-booqasho-ku-tegey-qaar-kamid-ah-xeryaha-ciidamadda-xoogga-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/mweyne-farmaajo-oo-booqasho-ku-tegey-qaar-kamid-ah-xeryaha-ciidamadda-xoogga-dalka\/","title":{"rendered":"M\/weyne Farmaajo oo Booqasho ku Tegey Qaar kamid ah Xeryaha Ciidamadda Xoogga Dalka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/farmaajo-booqasho-ciidan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40965\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/farmaajo-booqasho-ciidan.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/farmaajo-booqasho-ciidan.jpg 960w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/farmaajo-booqasho-ciidan-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/farmaajo-booqasho-ciidan-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabullaahi Farmaajo ayaa gaaray xarunta tababarka ciidamada ee Jasiira, halkaas oo cutubyo ka tirsan ciidamada \u00a0xoogga dalka ay ka wadaan diyaar garoow ku aadan dagaal ka dhan ah Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha ayaa u kuurgalay abaabulka ay ciidamada ku jiraan isaga oo kula dardaarmay in ay laba laabaan dadaalka ay wadaan looga adkaado wax uu ugu yeeray cadawgga umadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaa ay ogaan doonaan in shacabka Soomaaliyeed ay leeyihiin geesiyaal si deg deg ah uga jawaab celiya dhibaata kasta oo lagu sameeyo dadkooda. Waxaan tusinaynaa in aan diyaar u nahay in aan u hurayno nafteenna iyo maalkeena badbaadinta dadkeenna iyo dalkeenna.\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha iyo ciidamada ayaa madaxweynaha u xaqiijiyey sida ay uga go\u2019antahay in ay soo afjaraan khatarta argagixisada Alshabaab ay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed iyagoona ugu baaqay dhammaan shacabka in ay garab ku siiyaan dagaalkan.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cBilihii ugu dambeeyey waxaa aan u diyaar garoobaynay maanta oo kale, waana la joogaa. Mudane Madaxweyne, ciidamada Xoogga Dalku waxaa ay sugaayaan oo kaliya waa amarkaaga iyo in aad na tiraahdo ku dhaqaaqa cadowga.\u201d ayuu yiri mid ka mid ah saraakiisha xarunta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyay saraakiisha ciidamada Xoogga abaabulka dhammaystiran ee muddada kooban ay ku sameeyeen tan iyo markii uu ku dhawaaqay dagaalka lagaga sifaynaayo dalka kooxda argagixisada ah ee Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40810\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40811\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40812\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabullaahi Farmaajo ayaa gaaray xarunta tababarka ciidamada ee Jasiira, halkaas oo cutubyo ka tirsan ciidamada \u00a0xoogga dalka ay ka wadaan diyaar garoow ku aadan dagaal ka dhan ah Al-shabaab. Madaxweynaha ayaa u kuurgalay abaabulka ay ciidamada ku jiraan isaga oo kula dardaarmay in ay laba laabaan dadaalka ay wadaan looga adkaado [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40965,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40964","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40964","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40964"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40964\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40967,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40964\/revisions\/40967"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40965"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40964"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40964"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40964"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}