{"id":40937,"date":"2017-10-21T20:20:33","date_gmt":"2017-10-21T17:20:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40937"},"modified":"2017-10-21T20:21:47","modified_gmt":"2017-10-21T17:21:47","slug":"waddadii-qaraxu-burburiyey-ee-zoope-oo-dib-loo-furey-gaadiidkuna-maanta-isticmaalayeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/waddadii-qaraxu-burburiyey-ee-zoope-oo-dib-loo-furey-gaadiidkuna-maanta-isticmaalayeen\/","title":{"rendered":"Waddadii Qaraxu Burburiyey ee Zoope oo Dib loo furey Gaadiidkuna Maanta Isticmaalayeen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Waxaa dib loo furay loona fasaxay in ay isticmalaan dadka iyo gadiidka waddada Zoobe oo 14kii bishan uu ka dhacay qarax galaaftay nolasha dad ku dhaw 400 oo ruux oo Soomaali ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gadiidka dadweynaha ee BL -ka \u00a0ayaa saakay halkaa maraya waxaana sidoo kale lagu arkayaan dad weyne dib u dhis iyo nadiifin ku wada goobahoodii ganacsiga ku bur buray qaraxa islamarkaana ay ku waayeen dad Ehaladooda ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Burbur xoog leh wali ka muuqda dhulka laakiin waxaa socda dib u dhis ballaaran dadku ku doonayaan in mar kale ay dib ugu soo celiyaan bilicdii iyo ganacsigii balaarnaa ee ka socda Isgoyska ka hor qaraxii Sabtidii todobaadkii hore halkaa ka dhacay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in marka leysku geeyo tirada dadka ay wax yeellada ka soo gaartay qaraxii Zoobe ay gaarayaan 642 oo 358 ka mid ah dhinteen.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40810\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40811\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40812\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa dib loo furay loona fasaxay in ay isticmalaan dadka iyo gadiidka waddada Zoobe oo 14kii bishan uu ka dhacay qarax galaaftay nolasha dad ku dhaw 400 oo ruux oo Soomaali ah. Gadiidka dadweynaha ee BL -ka \u00a0ayaa saakay halkaa maraya waxaana sidoo kale lagu arkayaan dad weyne dib u dhis iyo nadiifin ku wada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40938,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40937","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40937","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40937"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40937\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40939,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40937\/revisions\/40939"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40938"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40937"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40937"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40937"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}