{"id":40933,"date":"2017-10-20T23:31:39","date_gmt":"2017-10-20T20:31:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40933"},"modified":"2017-10-20T23:32:34","modified_gmt":"2017-10-20T20:32:34","slug":"salaaddii-jumcaha-kadib-oo-maanta-isugu-soo-baxeen-dad-gaaraya-kumanaan-halkaasna-ku-tukadey-salaadda-jinaazadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/salaaddii-jumcaha-kadib-oo-maanta-isugu-soo-baxeen-dad-gaaraya-kumanaan-halkaasna-ku-tukadey-salaadda-jinaazadda\/","title":{"rendered":"Salaaddii Jumcaha Kadib oo Maanta Isugu soo Baxeen Dad Gaaraya Kumanaan Halkaasna ku tukadey Salaadda Jinaazadda."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/jinaazad-zoope.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40934\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/jinaazad-zoope.jpg\" alt=\"\" width=\"895\" height=\"503\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/jinaazad-zoope.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/jinaazad-zoope-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 895px) 100vw, 895px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Kumanaan dadweynaha reer Muqdisho ah ayaa maanta Salaadii Jicmaha kaddib waxaa ay Janaaso wadareed ku tukadeen baraxada Isgoyska Zoobe oo Sabtidii 14kii bishan uu ka dhacay qaraxii cuslaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadkan oo ay hoggaaminayeen Culumaa\u2019udiin ayaa barxadii uu qaraxa ku laayay boqolaalka qof istaagay, waxaa ay u duceeyeen dadkii ku dhintay musiibadaas<\/p>\n<p align=\"justify\">Sheekh Cabdi Xayi oo ka mid ahaa Culimadii hoggaminayay ayaa alle uga baryay dadkii ku dhintay masiibadaas in naxariistiisa janno ka waraabiyo, waxaana qof walba uu u akhrinayay duco gaar ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0<img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/Oct\/20171020636440818456383423sheekh-xayi1-768x576.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ayaa dhowaan ku baaqday in Salaada jimcaha kaddib la isugu tago goobtii qaraxa, isla markaana loo duceeyay dadkii ku dhintay musiibadaas.<\/p>\n<p align=\"justify\">Magaalada Muqdisho marka aad tagto goobaha dadku ku badan yihiin lagu kulmo ama aad raacdo gadiidka dadweynaha hadal heynta ugu badan ee bulshada ah qaraxii Zoobe oo noqday mid taariikh madow ku reebay maskaxda qoysas badan oo Soomaaliyeed oo qaraxaa ku waayay dad ay jeclaayeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40810\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40811\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40812\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Kumanaan dadweynaha reer Muqdisho ah ayaa maanta Salaadii Jicmaha kaddib waxaa ay Janaaso wadareed ku tukadeen baraxada Isgoyska Zoobe oo Sabtidii 14kii bishan uu ka dhacay qaraxii cuslaa. Dadkan oo ay hoggaaminayeen Culumaa\u2019udiin ayaa barxadii uu qaraxa ku laayay boqolaalka qof istaagay, waxaa ay u duceeyeen dadkii ku dhintay musiibadaas Sheekh Cabdi Xayi oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40934,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40933","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40933","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40933"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40933\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40936,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40933\/revisions\/40936"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40934"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40933"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40933"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40933"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}