{"id":40884,"date":"2017-10-18T23:58:23","date_gmt":"2017-10-18T20:58:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40884"},"modified":"2017-10-19T00:00:25","modified_gmt":"2017-10-18T21:00:25","slug":"dawlad-goboleedka-puntland-oo-noqotey-tii-ugu-horeysey-ee-gurmad-dawo-soo-gaarsiisa-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/dawlad-goboleedka-puntland-oo-noqotey-tii-ugu-horeysey-ee-gurmad-dawo-soo-gaarsiisa-muqdisho\/","title":{"rendered":"Dawlad Goboleedka Puntland oo Noqotey tii ugu Horeysey ee Gurmad Dawo soo Gaarsiisa Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/puntland-daawo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40885\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/puntland-daawo.jpg\" alt=\"\" width=\"834\" height=\"469\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/puntland-daawo.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/puntland-daawo-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 834px) 100vw, 834px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Maamulka Puntland ayaa maanta oo Arbaco ah gar-gaar isugu jira daawo iyo dhakhaatiir caafimaad u diray magaalada Muqdisho si looga jawaabo gurmad Qaran oo laga bilaabay guud ahaan Somalia.<\/p>\n<p>Diyaarad khaas ah oo lagu soo guray agabyo caafimaad oo loogu tala-galay in lagula tacaalo xaalad-da caafimaad ee dadkii ku waxyeeloobay Qaraxii Zoobe ayaa maanta galinki hore ka duushay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garowe<\/p>\n<p>Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha Puntland C\/rixman Shiekh Axmed oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dawadan ay tahay afartan tan , isla markaana laga soo saaray kaydka dawooyinka ee wasaaradda caafimaadka ee Puntland.<\/p>\n<p>Waxaa diyaarad-dan ay sidoo kale qaad-day\u00a0 shaqaale caafimaad oo loogu tala-galay in ay ku biiraan dhakhaatiirta gurmadka caafimaad kawada magaalada Muqdisho , xilli Isbitaalada Muqdisho ay ka cabanayaan dawo yaraan.<\/p>\n<p>Sidoo kale kulan balaaran oo ay isug yimaadeen maamulka gobolka Bari , ganacsato ,culumaa&#8217;udiin iyo qaybaha kale ee bulshada Puntland kana dhacay magaalada Bosaaso ayaa looga digay khatarta kooxaha xagjirka ah ,iyada oo goobta looga dhawaaqay gargaar la gaarsiinayo Muqdisho.<\/p>\n<p>Waxaa kulanka lagu aruuriyay lacag 50,000\u00a0 kor u dhaafaysa\u00a0 ,taasi oo loogu tala-galay in loogu gurmado masiibada ka dhacday magaalada Muqdisho ,waxaana culumaa&#8217;diinkii ka soo qayb-galay ay dhaliil adag u jeediyeen dowladaha Khaliijka qaarkood oo aan ka jawaabin dhibaatada Muqdisho.<\/p>\n<p>Ugu danbayn, Qaraxa ka dhacay Magaalada Muqdisho Sabtidii la soo dhaafay ayaa si isku wada mid ah u taabtay umad-da Somaaliyeed ,kuwaasi oo meel ay joogaan-ba muujiyay sida ay uga xun-yahiin Qaraxaasi oo ay ku dhinteen dad kor u dhaafaya 300 oo qof.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail,com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40810\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40811\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40812\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Maamulka Puntland ayaa maanta oo Arbaco ah gar-gaar isugu jira daawo iyo dhakhaatiir caafimaad u diray magaalada Muqdisho si looga jawaabo gurmad Qaran oo laga bilaabay guud ahaan Somalia. Diyaarad khaas ah oo lagu soo guray agabyo caafimaad oo loogu tala-galay in lagula tacaalo xaalad-da caafimaad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40885,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40884","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40884","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40884"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40884\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40886,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40884\/revisions\/40886"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40885"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40884"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40884"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40884"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}