{"id":40849,"date":"2017-10-18T00:25:36","date_gmt":"2017-10-17T21:25:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40849"},"modified":"2017-10-18T00:26:30","modified_gmt":"2017-10-17T21:26:30","slug":"gobolka-minnesota-oo-xildhibaanad-ilhaan-cumar-ka-qaban-qaabisey-xuska-dadkii-ku-geeryoodey-qaraxii-zoope","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/gobolka-minnesota-oo-xildhibaanad-ilhaan-cumar-ka-qaban-qaabisey-xuska-dadkii-ku-geeryoodey-qaraxii-zoope\/","title":{"rendered":"Gobolka Minnesota oo Xildhibaanad Ilhaan Cumar ka Qaban Qaabisey Xuska dadkii ku geeryoodey Qaraxii Zoope."},"content":{"rendered":"<p class=\"xmsonormal\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/minnesota.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/minnesota.jpg\" alt=\"\" width=\"841\" height=\"471\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p class=\"xmsonormal\">Kulankaan oo ay soo qabanqaabisay Ilhaan Cumar oo ah Xildhibaan ka tirsan Aqalka Wakiilada ee Gobalka Minneosta ayaa ahaa mid looguna duceynayay dadkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay qaraxii maaalintii sabtida ka dhacay magaalada Muqdishu<\/p>\n<p class=\"xmsonormal\">Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Keith Ellison oo ah mudane ka tirsan Golaha Cogresska ee dalka Mareykanka, lagana doorto gobolka Minneosta, xubno ka tirsan Aqalka Wakiilada ee gobalka MN, Duqa magaalada Minneapolis Betsy Hodges, iyo dhamaan dadka kala duwan ee dagan Minnesota.<\/p>\n<p class=\"xmsonormal\"><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ztkDPNqUxBw\" width=\"666\" height=\"380\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n<p class=\"xmsonormal\">Mr. Keith ayaa yiri inkasta oo aan rumeysa nahay haddii aan Muslimiin nahay in qof kastaa uu geeriyoonayo hadana dadkii faraha badnaa ee lagu laayay \u00a0qaraxii murugada lahaa ee \u00a0ka dhacay magaalada Muqdisho, waxa uu ahaa mid aan aad uga xumaanay, Keith Ellison ayaa sheegay in kuwii ka danbeeyay Qaraxa ay u jeedadoodu ay aheyd in ay bulshada cabsi ku beeraan, balse ay muhiim tahay in aanan fursad loo siin in laga cabsado falalkooda argagixisanimo,Soomaaliyana umaistaagayso waxii dhacay waayo waxay hore ugu soo adkaysatay Abaaro iyo colaado ka horeeyay, wayna si taagnaan doontaa.<\/p>\n<p class=\"xmsonormal\">Duqa Magaaladda Betsy Hodges ayaa sheegtay inay la qaybsanayso muragada iyo xanuunka dadka Soomaaliyeed ee dagan Minnesota iyo Minneapolis,waxaa loo baahan yahay in la garab istaago dhibanayaasha ayey tiri Betsy.<\/p>\n<p class=\"xmsonormal\">Qaraxii sabtida oo ay ku dhinteen dad gaaraya 281 qof, tiro intaa ka badanna ay ku dhaawacmeen, ayaa gobalka Minnesota si dhow looga dareemay, ka idb markii la xaqiijiyay in dadkaasi uu jiray Axmed Ciyoow oo ka mid ahaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee mudada degenaa gobalka ..<\/p>\n<p class=\"xmsonormal\">Mas\u2019uuliyiintii iyo bulshadii goobta isugu yimid ayaa si kulul u cambaareeyay Qaraxii ee Sabtidii, waxaana Xildhibaan Ihaan Cumar oo la hadleysay WARBAAHINTA Qaarkeed ay sheegtay in ay la murugooneyso guud ahaan umadda Soomaaliyeed khaasatan dadkii ay masiibada qaraxu saameysay,waxaana diyaar u nahay inaan caawino dadkaas .<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40810\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40811\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40812\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; Kulankaan oo ay soo qabanqaabisay Ilhaan Cumar oo ah Xildhibaan ka tirsan Aqalka Wakiilada ee Gobalka Minneosta ayaa ahaa mid looguna duceynayay dadkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay qaraxii maaalintii sabtida ka dhacay magaalada Muqdishu Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Keith Ellison oo ah mudane ka tirsan Golaha Cogresska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40850,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40849","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40849","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40849"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40849\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40851,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40849\/revisions\/40851"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40850"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40849"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40849"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40849"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}