{"id":40846,"date":"2017-10-18T00:01:43","date_gmt":"2017-10-17T21:01:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40846"},"modified":"2017-10-18T00:03:17","modified_gmt":"2017-10-17T21:03:17","slug":"dibadbaxyo-looga-soo-horjeedo-qaraxyada-iyo-dagaalada-sokeeye-oo-ka-dhacey-meelo-kala-duwan-gudaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/dibadbaxyo-looga-soo-horjeedo-qaraxyada-iyo-dagaalada-sokeeye-oo-ka-dhacey-meelo-kala-duwan-gudaha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Dibadbaxyo looga soo horjeedo Qaraxyada iyo Dagaalada Sokeeye oo ka dhacey Meelo kala Duwan gudaha Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/dibad-bax-looga-soo-horjeedo-qarax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40847\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/dibad-bax-looga-soo-horjeedo-qarax.jpg\" alt=\"\" width=\"917\" height=\"611\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/dibad-bax-looga-soo-horjeedo-qarax.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/dibad-bax-looga-soo-horjeedo-qarax-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 917px) 100vw, 917px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dibadbaxyadan oo ahaa kuwo looga soo horjeeday weerarkii ka dhacay Muqdisho ee ay ku le&#8217;deen boqollaalka qof ee shacabka ah ayaa waxaa soo qabanqaabiyay ururrada bulshada rayidka ah ee Kismaayo, ayadoo ay sidoo kale ka qeybgaleen madax ka tirsan Jubbaland.<\/p>\n<p>Dibadbaxa oo kamid ahaa kuwii ugu weynaa ee ka dhaca Kismaayo ayaa waxaa ka qeybgalay ardeyda wax ka barata Dugsiyada waxbarasho ee Kismaayo iyo bulshada qeybaheeda kale.<\/p>\n<p>Dadka dibadbaxa dhigayay oo sitay boorar ay ku xardhanaayeen halku dhigyo ay ku muujinayeen dareenkooda ayaa ku dhawaaqayay erayo ay kamid ahaayeen; &#8220;Al-shabaab ha dhacdo&#8221; iyo &#8220;Dooni Meeyno dowlad diid&#8221;.<\/p>\n<p>Dibadbaxayaasha ayaa socod ay kusoo mareen wadooyinka magaalada kadib isugu tagay fagaaraha weyn ee loo yaqaan Olombic, halkaa oo ay kula hadleen masuuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka Jubaland.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah dibadbaxayaasha oo warbaahinta la hadlay ayaa iyaga oo ay caro ka muuqato sheegay in ay garab istaagi doonaan dowladdooda, islamarkaana ay ka go&#8217;antahay in ay la dagaalamayaan Al-shabaab.<\/p>\n<p>Masuuliyiinta maamulka degmada Kismaaiyo iyo saraakiisha Nabadsugidda Jubbaland oo dadweeynaha la hadlay ayaa ugu baaqay in ay kaalin ka qaataan dagaalka lagula jiro Al-shabaab, oo ay ku eedeeyeen in ay masuul ka yihiin dhibaatooyinka loo geeysto shacabka.<\/p>\n<p>Madaxweyne kuxigeenka 2-aad ee Jubaland Mudane C\/qaadir Xaaji Max&#8217;uud (Lugadheere), gudoomiyaha baarlamanka Jubaland Mudane Cabdi Max&#8217;ed C\/raxmaan oo iyaguna madasha khudbad ka jeediyay ayaa shacabka ku booriyay in ay garab istaagaan dowladda, islamarkaana ka qeybqaataan dagaallada ka dhanka ah Al-shabaab.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, dibadbaxyo kuwan lamid ah ayaa ka dhacay magaalada Luuq, halkaa oo boqollaal shacabka degmadaasi ku dhaqan ay isugu soo baxeen wadooyinka magaalada, ayagoo sitay calanka Soomaaliya iyo hal-ku-dhigyo ay uga soo horjeedaan Al-shabaab.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40810\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40811\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40812\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Dibadbaxyadan oo ahaa kuwo looga soo horjeeday weerarkii ka dhacay Muqdisho ee ay ku le&#8217;deen boqollaalka qof ee shacabka ah ayaa waxaa soo qabanqaabiyay ururrada bulshada rayidka ah ee Kismaayo, ayadoo ay sidoo kale ka qeybgaleen madax ka tirsan Jubbaland. Dibadbaxa oo kamid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40847,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40846","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40846","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40846"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40846\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40848,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40846\/revisions\/40848"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40847"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40846"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40846"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40846"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}