{"id":40842,"date":"2017-10-17T23:08:31","date_gmt":"2017-10-17T20:08:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40842"},"modified":"2017-10-17T23:19:11","modified_gmt":"2017-10-17T20:19:11","slug":"diyaarad-sidda-gargaar-gurmad-dawo-iyo-qalab-caafimaad-oo-muqdisho-soo-gaartey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/diyaarad-sidda-gargaar-gurmad-dawo-iyo-qalab-caafimaad-oo-muqdisho-soo-gaartey\/","title":{"rendered":"Diyaarad Sidda gargaar Gurmad Dawo iyo Qalab Caafimaad oo Muqdisho soo Gaartey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/qatar-gargaar-gurmad.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40843\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/qatar-gargaar-gurmad.jpg\" alt=\"\" width=\"885\" height=\"498\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/qatar-gargaar-gurmad.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/qatar-gargaar-gurmad-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 885px) 100vw, 885px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Diyaaraddii dowladda Qatar soo dirtay ee siday gurmadka caafimaad ayaa ka soo degtay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, iyadoo diyaaradan ah mid milateri laga dejinayo illaa 2 ton oo daawooyin iyo qalab caafimaad isugu jira.<\/p>\n<p align=\"justify\">Diyaaradan ayaa waxaa la socday Dhakhaatiir iyo kalkaaliyeyaal caafimaad, oo ka qeyb qaadan doona howlaha gurmadka ee loo fidinayo dadka ay waxyeelada ka soo gaartay qaraxii Sabtidii la soo dhaafay ka dhacay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Xukuumadda oo ku sugan garoonka diyaaradaha ayaa ka guddoomay deeqda daawada ah dowladda Qatar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Qatar ayaa sheegtay in ay bixin doonto qarashka ku baxaya bukaanada ee la dhigayo Isbitaalada Sudan, iyadoo ka cudur daaratay in dalkeeda uu la tacaali karin dhaawacyadaas.<\/p>\n<p align=\"justify\">Diyaaradan ayaa waxa ka horeeyay dullimaad ka yimid dalka Mareykanka oo siday deeq dawo ah oo loogu talagalay dadka ay wax yeeladu ka soo gaartay qaraxa.<\/p>\n<p align=\"justify\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/Oct\/20171017636438187878668640qatar1.jpg\" alt=\"\" width=\"663\" height=\"495\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale shaley waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde soo caga dhigtay labo duulimaad oo ka kala yimid dalalka Turkiga iyo Jabuuti oo siday dhakhaatiir iyo gargaar dawo ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaraxii Zoobe ayaa lagu tilmaamay kii ugu cuslaa oo ku dhawaad muddo 10 sano ah ka dhacay caalamka, iyadoo tirada dhimashada ay ku dhawdahay 300 oo ruux.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40810\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40811\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40812\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Diyaaraddii dowladda Qatar soo dirtay ee siday gurmadka caafimaad ayaa ka soo degtay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, iyadoo diyaaradan ah mid milateri laga dejinayo illaa 2 ton oo daawooyin iyo qalab caafimaad isugu jira. Diyaaradan ayaa waxaa la socday Dhakhaatiir iyo kalkaaliyeyaal caafimaad, oo ka qeyb qaadan doona howlaha gurmadka ee loo fidinayo dadka ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40843,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40842","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40842","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40842"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40842\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40845,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40842\/revisions\/40845"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40843"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40842"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40842"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40842"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}