{"id":40816,"date":"2017-10-15T23:42:20","date_gmt":"2017-10-15T20:42:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40816"},"modified":"2017-10-15T23:50:10","modified_gmt":"2017-10-15T20:50:10","slug":"isbitaal-madiina-oo-la-xaqiijiyey-meydadka-220-ruux-kuwaasoo-ku-nafwaayey-qaraxyadii-shaley-ka-dhacey-zoope","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/isbitaal-madiina-oo-la-xaqiijiyey-meydadka-220-ruux-kuwaasoo-ku-nafwaayey-qaraxyadii-shaley-ka-dhacey-zoope\/","title":{"rendered":"Isbitaal Madiina oo La Xaqiijiyey Meydadka 220 Ruux Kuwaasoo ku Nafwaayey Qaraxyadii shaley ka dhacey Zoope."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/220-meyd-madiina.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40817\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/220-meyd-madiina.jpg\" alt=\"\" width=\"870\" height=\"489\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/220-meyd-madiina.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/220-meyd-madiina-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 870px) 100vw, 870px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Inkastoo dowladda federaalka aysan wali soo saarin tirkoobka rasmiga ah dadkii ku dhintay qaraxii maalintii shalay ka dhacay Isgoyska Zoobe ayaa haddana dhinaca kale qaar ka mid ah Agaasimayaasha goobaha caafimaadka waxaa ay xaqiijinayaan tirada rasmiga meydadka la soo gaarsiiyay goobahooda caafimaadka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ku-xigeenka koowaad ee gollaha Aqalka sare Abshir Maxamed Axmed [Abshir Boqaari] ayaa sheegay in Agaasimaha Isbitaalka Maxamed Yuusuf uu u sheegay in isbitaalka Madiina oo kaliya la dhigay meydadka dad gaaraya 220 ruux.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Agaasimaha isbitaalka Madiina waxaa uu inoo sheegay in la gaarsiiyay isbitaalka meydadka 220 ruux oo ku dhawaad 130 ka mid ah ay adag tahay in la aqoonsado muuqaalkooda\u2019\u2019 ayuu yiri Abshir Buqaari.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale, waxaa uu sheegay in ay jiraan meydad kale oo la dhigay isbitaalada Muqdisho sida isbitaalka Digfeer oo ka mid ah goobaha caafimaadka ee lagu dabiibayo dadka ku dhaawacmay qarxay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya ayaa guddi u saartay xaqiijinta tirkoobka saxda dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay qarxa.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40810\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40811\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40812\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Inkastoo dowladda federaalka aysan wali soo saarin tirkoobka rasmiga ah dadkii ku dhintay qaraxii maalintii shalay ka dhacay Isgoyska Zoobe ayaa haddana dhinaca kale qaar ka mid ah Agaasimayaasha goobaha caafimaadka waxaa ay xaqiijinayaan tirada rasmiga meydadka la soo gaarsiiyay goobahooda caafimaadka. Ku-xigeenka koowaad ee gollaha Aqalka sare Abshir Maxamed Axmed [Abshir Boqaari] ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40817,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40816","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40816","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40816"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40816\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40819,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40816\/revisions\/40819"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40817"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40816"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40816"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40816"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}