{"id":40800,"date":"2017-10-15T22:20:50","date_gmt":"2017-10-15T19:20:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40800"},"modified":"2017-10-15T22:25:39","modified_gmt":"2017-10-15T19:25:39","slug":"madaxweynaha-maamul-goboleedka-hirshabeelle-waare-oo-tacsi-u-direy-eheladii-iyo-qaraabadii-ay-dadkooda-qaraxa-ku-dhinteen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/madaxweynaha-maamul-goboleedka-hirshabeelle-waare-oo-tacsi-u-direy-eheladii-iyo-qaraabadii-ay-dadkooda-qaraxa-ku-dhinteen\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle Waare oo Tacsi u Direy Eheladii iyo Qaraabadii ay Dadkooda Qaraxa ku dhinteen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/waare2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40801\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/waare2.jpg\" alt=\"\" width=\"888\" height=\"624\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/waare2.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/waare2-300x211.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 888px) 100vw, 888px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">War Qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Dowlad Goboleedka\u00a0Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa tacsi tiiraanyo leh loogu Diray ehelada,Asxaabta, qaraabada, iyo Guud ahaan Umadda Soomaaliyeed, dadkii ku waxyeeloobay mashaqadii shalay ka dhacday magaalada Muqdisho taasi oo ay ku nafwaayeen tiro shacab ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Waare oo sii hadlay ayaa sheegay in mar walbo looga baahanyahay\u00a0 Dowlad Federaalka iyo Maamul Goboleedyada in ay muujiyaan midnimo meelna uga soo wada jeestaan Cadowgani maalin walba\u00a0 caadeystay leynta iyo dabar goynta Umadda Soomaaliyeed<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Umadda Soomaaliyeed ugu baaqay in Gurmad ay u fidiyaan walaalaha Ku waxyeeloobay weerarkaasi arxan darada ah.<\/p>\n<p>Ugu danbayn, goobta uu qaraxa ka dhacay maanta waxaa booqday madaxweynaha Somalia Maxamed C\/laahi Farmaajo ,kaasi oo dhiig u shubay dadka ku waxyeeloobay qaraxa oo ahaa mid culus oo sidoo kale ay dad badani ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40714\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40715\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40716\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War Qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Dowlad Goboleedka\u00a0Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa tacsi tiiraanyo leh loogu Diray ehelada,Asxaabta, qaraabada, iyo Guud ahaan Umadda Soomaaliyeed, dadkii ku waxyeeloobay mashaqadii shalay ka dhacday magaalada Muqdisho taasi oo ay ku nafwaayeen tiro shacab ah. Madaxweyne Waare oo sii hadlay ayaa sheegay in mar walbo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40801,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40800","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40800","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40800"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40800\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40803,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40800\/revisions\/40803"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40801"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40800"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40800"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40800"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}