{"id":40793,"date":"2017-10-15T21:39:31","date_gmt":"2017-10-15T18:39:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40793"},"modified":"2017-10-15T21:41:01","modified_gmt":"2017-10-15T18:41:01","slug":"mweynaha-maamul-goboleedka-jubaland-axmed-madoobe-oo-yiri-hadii-dadka-rayidka-ah-la-laayo-cid-la-xukumo-ma-jireyso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/mweynaha-maamul-goboleedka-jubaland-axmed-madoobe-oo-yiri-hadii-dadka-rayidka-ah-la-laayo-cid-la-xukumo-ma-jireyso\/","title":{"rendered":"M\/weynaha Maamul Goboleedka Jubaland Axmed Madoobe oo yiri Hadii Dadka Rayidka ah la laayo Cid la xukumo ma jireyso."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/axmed-madoobe2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40794\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/axmed-madoobe2.png\" alt=\"\" width=\"1229\" height=\"692\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/axmed-madoobe2.png 1229w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/axmed-madoobe2-300x169.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/axmed-madoobe2-768x432.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/axmed-madoobe2-1024x577.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1229px) 100vw, 1229px\" \/><\/a>Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland Mudane Axmed Max\u2019ed Islaam ayaa tacsiyeeyay weerarkii ay dadka badani ku dhinteen ee ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo gaadiid walxaha qarxa laga buuxiyay uu ku qarxay bartamaha suuqa Zoobe oo ah goob ahayd goob aad u mashquul badan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa ugu duceeyay dadkii ku dhintay in Eebbe Janada ka waraabiyo, isagoo caafimaad u rajeeyay dadkii ay waxyeelada kazoo gaartay.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay in dagaalka ay wado Al-shabaab uusan ahayn mid cid gaar ah ku socdo, balse uu yahay mid guud ahaan bulshada Soomaaliyeed ku wajahan.<\/p>\n<p>\u201cDagaalkan ma ahan dagaal shaqsi iyo Koox iyo ciidan iyo dowlad midna ku socda, waa mid\u00a0 shacabka lagu tartamayo, waa xasuuq shacabka loo geeysanayo, hadaynaan garan,\u00a0 waxaan la dagaalameyno iyo sidaan ula dagaalameynana, waxaan is leeyahay dhib badan iyo mushkilad badan baan la kulmeeynaa,\u201d ayuu Hadalkiisii raaciyay.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in loo baahanyahay in shacabka ay garab istaagaan ciidanka oo ay ka gacan siiyaan xaqiijinta nabadgelyada iyo sidii gacanta loogu dhigi lahaa kooxaha geeysnaya falalka liddiga ku ah ammaanka.<\/p>\n<p>Isagoo hadalkiisa wata ayuu yiri ; \u201cCiidan iyo Dowlad, iyo xukuumad waxaan kula talin lahaa oo dhammaan siyaasiyiinta Soomaalidana oran lahaa culeyska badan ee siyaasadda in la yareeyo in amniga loo soo jeedsado.\u201d<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in loo baahanyahay in culeyska la saaro badbaadada shacabka, islamarkaana aan lagu mashquulin siyaasado kale.<\/p>\n<p>\u201cMaxaa la xukumayaa maalin walba haday boqollaal dhimato oo macno darro ay ku dhimato\u00a0 oo agoontii nagu badato, oo maalin walba dhibaatadii taagnaato, wax la xukumo lama heli doono.\u201d Ayuu yiri.<\/p>\n<p>Madaxweynaha iyo raysul wasaaraha dalka iyo madaxda dowlad goboleedyada ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ay waxyeelada kazoo gaaray Qarax loo aadeegsaday gaadiid nooca xamuulka qaada ah oo ka dhacay isgoyska Zobe ee magaalada Muqdisho. Ayadoo saraakiisha ammaanku sheegeen in ay ku dhinteen 30 qof, iyo dhaawacyo kor u dhaafaya boqol, waxaana la aaminsanyahay in qasaaruhu intaa ka badnaan karo.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40730\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40715\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40716\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland Mudane Axmed Max\u2019ed Islaam ayaa tacsiyeeyay weerarkii ay dadka badani ku dhinteen ee ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo gaadiid walxaha qarxa laga buuxiyay uu ku qarxay bartamaha suuqa Zoobe oo ah goob ahayd goob aad u mashquul badan. Madaxweynaha ayaa ugu duceeyay dadkii ku dhintay in Eebbe Janada ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40794,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40793","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40793","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40793"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40793\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40795,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40793\/revisions\/40795"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40794"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40793"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40793"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40793"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}