{"id":40789,"date":"2017-10-15T20:15:54","date_gmt":"2017-10-15T17:15:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40789"},"modified":"2017-10-15T21:02:34","modified_gmt":"2017-10-15T18:02:34","slug":"qaramada-midoobey-ergeyga-wakiilka-uga-ah-soomaaliya-oo-cambaareeyey-qaraxii-shaley-ka-dhacey-zoope","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/qaramada-midoobey-ergeyga-wakiilka-uga-ah-soomaaliya-oo-cambaareeyey-qaraxii-shaley-ka-dhacey-zoope\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobey Ergeyga Wakiilka uga ah Soomaaliya oo Cambaareeyey Qaraxii Shaley ka dhacey Zoope."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/keetting.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40790\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/keetting.jpg\" alt=\"\" width=\"899\" height=\"599\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/keetting.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/keetting-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 899px) 100vw, 899px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0Qaramada Midoobey ayaa cambaareyn kulul u jeedisay Qaraxii galaaftay nolasha dad badan oo Soomaali ah oo maalintii shalay ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Micheal Keatig Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay Qaraxii shalay ka dhacay Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Danjire Micheal Keatig ayaa weerarka ku tilmaamay mid Argagax lahaa oo siweyn looga xumaado, kaasoo sida uu hadalka u dhigay lagu baabi\u2019iyay dad rayid ahaa oo aan waxba galabsan.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan cambaareynayaa weerarkii argagixiso ee naxdinta lahaa , kaas oo lagu beegsaday dad rayid ah oo aan waxba galabsan, weerarkaas oo ay ka dhalatay \u00a0khasaaro baaxad weyn. Xeeladaha aan kala sooca lahayn ee lala beegsanaayo dadka Soomaaliyeed waa fal naxariis darro ah waana dembi mudan in la cambaareeyo.\u201d ayuu yiri Keating.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale Qaraxan waxaa cambaareeyay dowladdaha Turkiga iyo Mareykanka oo qoraalo ka soo baxay ku sheegay in ay siweyn uga xun yihiin wixii shalay ka dhacay caasimada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40714\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40715\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40716\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Qaramada Midoobey ayaa cambaareyn kulul u jeedisay Qaraxii galaaftay nolasha dad badan oo Soomaali ah oo maalintii shalay ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Micheal Keatig Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay Qaraxii shalay ka dhacay Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho. Danjire Micheal Keatig ayaa weerarka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40790,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40789","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40789","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40789"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40789\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40792,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40789\/revisions\/40792"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40790"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40789"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40789"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40789"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}