{"id":40785,"date":"2017-10-15T20:03:56","date_gmt":"2017-10-15T17:03:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40785"},"modified":"2017-10-15T20:05:08","modified_gmt":"2017-10-15T17:05:08","slug":"inta-badan-goobaha-ganacsiga-iyo-jidadka-magaalada-muqdisho-oo-maanta-xiran-iyadoo-gurmadka-dhiig-shubidu-socdo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/inta-badan-goobaha-ganacsiga-iyo-jidadka-magaalada-muqdisho-oo-maanta-xiran-iyadoo-gurmadka-dhiig-shubidu-socdo\/","title":{"rendered":"Inta Badan Goobaha Ganacsiga iyo Jidadka Magaalada Muqdisho oo Maanta Xiran Iyadoo gurmadka dhiig shubidu socdo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/jidad-xiran.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40786\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/jidad-xiran.jpg\" alt=\"\" width=\"859\" height=\"644\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/jidad-xiran.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/jidad-xiran-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 859px) 100vw, 859px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa saakay inta badan xiran jidadka muhiimka ah ee caasimada iyo goobaha ganacsiga, waxaana soconaya\u00a0gurmadka loo fidinayo dadkii ku waxyeeloobay qaraxii shalay ka dhacay Isgoyska Zoobe.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wadada Maka Al-Mukarama ayaa meelo badan ka xiran, laga soo bilaabo Isgoyska Sayidka illaa KM4, sidoo kale wadada Wadnaha ayaa meelo ka mid ah ka xiran.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa sidoo kale xiran WaddadaWadnaha meelo qaar dadka loo diidayaa in ay maraan, iyadoo Isgoysyada wadadaas ciidamo fara badan ku sugan yihiin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa ugu baaqay ciidamada ammaanka inay dadweynaha u furaan waddooyinka, si ay uga qeyb qaataan gurmadka..<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadweynaha ayaa socod ku maraya waddooyinka xiran, mana jiro wax gaadiid ah oo shaqeynaya, waxaana muuqaalka magaalada uu ka duwan yahay sidii ay aheyd maalmihii la soo dhaafay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Boqolaal qof oo eheladooda raadinaya ayaa buux dhaafiyay Isbitaalada iyo halkii qaraxa ka dhacay, waxaana jira dad wali lagu la\u2019yahay nolol iyo geeri.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka shacab ah ayaa intooda badan maanta mashquul ku ah sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen gurmadka loo fidinayo dadka ay wax yeeladu soo gaartay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dad badan oo doonaya in ay dhiig ku deeqaan ayaa warbaahinta warsom u sheegay in waayeen meel ay ka gallaan isbitaallada oo ay dadku buux dhaafiyeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40730\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40715\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40716\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Waxaa saakay inta badan xiran jidadka muhiimka ah ee caasimada iyo goobaha ganacsiga, waxaana soconaya\u00a0gurmadka loo fidinayo dadkii ku waxyeeloobay qaraxii shalay ka dhacay Isgoyska Zoobe. Wadada Maka Al-Mukarama ayaa meelo badan ka xiran, laga soo bilaabo Isgoyska Sayidka illaa KM4, sidoo kale wadada Wadnaha ayaa meelo ka mid ah ka xiran. Waxaa sidoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40786,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40785","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40785","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40785"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40785\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40788,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40785\/revisions\/40788"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40786"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40785"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40785"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40785"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}