{"id":40781,"date":"2017-10-15T19:49:16","date_gmt":"2017-10-15T16:49:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40781"},"modified":"2017-10-15T19:51:03","modified_gmt":"2017-10-15T16:51:03","slug":"dhaawac-iyo-dhimasho-laga-soo-saarayo-burburka-dhismayaasha-oo-wali-soconaya-aadna-usii-badanaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/dhaawac-iyo-dhimasho-laga-soo-saarayo-burburka-dhismayaasha-oo-wali-soconaya-aadna-usii-badanaya\/","title":{"rendered":"DHaawac iyo DHimasho laga soo saarayo Burburka Dhismayaasha oo Wali Soconaya aadna usii badanaya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/dhaawac-iyo-dhimasho-weli-bur-zope.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40782\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/dhaawac-iyo-dhimasho-weli-bur-zope.jpg\" alt=\"\" width=\"843\" height=\"474\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/dhaawac-iyo-dhimasho-weli-bur-zope.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/dhaawac-iyo-dhimasho-weli-bur-zope-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 843px) 100vw, 843px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wali waxaa ka soconaya Agagaarka halkii uu ka dhacay qaraxii shalay ee Isgoyska Zoobe gurmadka loo fidinayo dadkii ay wax yeeladu ka soo gaartay qaraxa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Meydadka tiro ka badan 5 ruux ayaa saacadihii hore ee saakay laga soo saaray gudaha dhismayaasha ku bur buray qaraxa oo wali la rumeysan yahay in ay dad kale ku hoos jiraan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gawaarida cagaf cagafyada ayaa sidoo kale qodaya guryaha ku bur buray qaraxii shalay, waxaana aad u yar rajada laga qabo in dad nool laga soo saaray dhismayaasha bur buray.<\/p>\n<p align=\"justify\">Isbitaalada magaalada Muqdisho waxaa buux dhaafiyay dad shacab ah oo raadinaya nolal iyo gaari dad ay ehel yihiin oo aan wali la ogeyn halka ay ku danbeeyeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wax yaabaha la yaabka leh ayaa ah in qoysaska qaar dib ugu soo celinayaan isbitaalada meydad ay markii hore ka qaadeen halkaa iyaga oo u heystay dad ay baadigoob ku hayeen, laakiin ay dib ka ogaadeen in aysan aheyn.<\/p>\n<p align=\"justify\">Illaa iyo hada waxaa adag in la sheego tiro rasmi ah oo khasaaraha ah, sidoo kale dowladda iyo hey\u2019adaha caafimaadka iyana ma soo bandhigin tirada saxda ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gurmadka ugu badan ee loo baahan yahay ayaa ah dhiig, iyadoo isbitaalada qaar ay ku deeqeen in dadka ku waxyeeloobay qaraxa si lacag la\u2019aan wax loogu qabto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Wasiirka Amniga iyo Mas\u2019uuliyiin kale ayaa ku deeqay dhiig loo shubay dadkii ku dhaawacmay qaraxa.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40730\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40715\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40716\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Wali waxaa ka soconaya Agagaarka halkii uu ka dhacay qaraxii shalay ee Isgoyska Zoobe gurmadka loo fidinayo dadkii ay wax yeeladu ka soo gaartay qaraxa. Meydadka tiro ka badan 5 ruux ayaa saacadihii hore ee saakay laga soo saaray gudaha dhismayaasha ku bur buray qaraxa oo wali la rumeysan yahay in ay dad kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40782,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40781","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40781","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40781"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40781\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40784,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40781\/revisions\/40784"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40782"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40781"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40781"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40781"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}