{"id":40777,"date":"2017-10-15T19:37:39","date_gmt":"2017-10-15T16:37:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40777"},"modified":"2017-10-15T19:39:38","modified_gmt":"2017-10-15T16:39:38","slug":"mweyne-farmaajo-oo-dhiig-u-shubay-dadkii-dhaawacyadu-kasoo-gaareen-qaraxii-zoope","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/mweyne-farmaajo-oo-dhiig-u-shubay-dadkii-dhaawacyadu-kasoo-gaareen-qaraxii-zoope\/","title":{"rendered":"M\/weyne Farmaajo oo Dhiig u shubay Dadkii Dhaawacyadu kasoo Gaareen Qaraxii Zoope."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/farmajo-dhiig-shubid.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40778\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/farmajo-dhiig-shubid.jpg\" alt=\"\" width=\"859\" height=\"644\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/farmajo-dhiig-shubid.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/farmajo-dhiig-shubid-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 859px) 100vw, 859px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay saddex maalmood oo baroor diiq qaran ah oo ku aadan musiibadii shalay ka dhacday Isgoyska Zoobe, halkaasoo gaari xamuul ah oo waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ku qarxay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Farmaajo oo xalay saqdii dhexe shir jaraa\u2019id ku qabtay Xarunta Madaxtooyada ayaa ka tacsiyadeeyay dhammaan dadkii rayidka ahaa ee ku naf waayay qaraxyadaas, isagoo alle uga baryay in jannadii Fardowso ka waraabiyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale waxaa uu sheegay in weerarkan lala beegsaday dad aan waxba galabsan oo ku mashquulsanaa nolol maalmeedkooda caadiga, isagoo ku eedeeyay in Al-Shabaab inay weerarkan la beegsadeen shacab aan la waxba galabsan, oo ka turjumaya cadaawada ay u qabaan guud ahaan shacabka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWeerarkaan waa musiibo qaran oo aan ku waynay muwaadiniin aan waxba galabsan. Sidaas darteed, waxa aan ku dhawaaqaaya sadex maalmood oo baroordiiq qaran ah, calankana hoos loo dhigo\u201dayuu yiir Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/Oct\/20171015636436357274916483DMKZ6tFXUAELTqw.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Farmaajo ayaa ugu baaqay dhammaan shacabka Soomaaliyeed in ay gurmad deg deg ah u fidiyaan dadkii dhibaatadu ka soo gaartay qaraxa, gaar ahaan dadka dhaawaca ah ee jiifa Hosbitaalada.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cQaraxyadaan waxaa lala bartilmaamsaday waddooyinka ugu mashquulka badan caasumadda, waxaa lagu beegay xilligii ugu saxmadda badnaa taas oo muujinaysa inta ay le egtahay cadaawadda ay u qabaan shacabka Soomaaliyeed, hadaba aan kaga guulaysanno midnimadeenna iyo wada jirkeena.\u201dayuu yiri Madaxweynuhu.<\/p>\n<div align=\"justify\">Madaxweynaha ayaa ku amray laamaha ammaanka Dowladda \u00a0Federaalka Soomaaliya in ay jawaab cad ka keenaan qaraxan, isla markaana \u00a0ay kor u qaadaan howlgallada lagu xaqiijinaayo ammaanka muwaadiniinta.<\/div>\n<div align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/div>\n<div align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40714\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40715\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40716\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay saddex maalmood oo baroor diiq qaran ah oo ku aadan musiibadii shalay ka dhacday Isgoyska Zoobe, halkaasoo gaari xamuul ah oo waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ku qarxay. Madaxweyne Farmaajo oo xalay saqdii dhexe shir jaraa\u2019id ku qabtay Xarunta Madaxtooyada ayaa ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40778,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40777","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40777","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40777"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40777\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40780,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40777\/revisions\/40780"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40778"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40777"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40777"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40777"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}