{"id":40754,"date":"2017-10-15T03:34:19","date_gmt":"2017-10-15T00:34:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40754"},"modified":"2017-10-15T03:34:46","modified_gmt":"2017-10-15T00:34:46","slug":"bariire-ciidamadda-dawladda-federalka-ah-oo-isaga-baxey-halka-ay-al-shabaabna-la-wareegeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/bariire-ciidamadda-dawladda-federalka-ah-oo-isaga-baxey-halka-ay-al-shabaabna-la-wareegeen\/","title":{"rendered":"Bariire Ciidamadda Dawladda Federalka ah oo isaga Baxey Halka ay Al-shabaabna La Wareegeen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/ciidamada-dawlada-bariire-bixid.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40755\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/ciidamada-dawlada-bariire-bixid.jpg\" alt=\"\" width=\"877\" height=\"522\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/ciidamada-dawlada-bariire-bixid.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/ciidamada-dawlada-bariire-bixid-300x179.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 877px) 100vw, 877px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa lagu waramayaa in subaxnimadii hore ee saakay isaga baxeen deegaanka Barriire re ee Gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ka bixintaanka ciidamada dowladda ee deegaanka Barriire ayaa aheyd mid lama filaan ku noqotay dadka deegaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada militariga ayaa u jiheystay dhinaca degmadaAfgooye iyo xerada Laanta Buuro, waxaana wararku sheegayaan in deegaanka ay la wareegeen xoogagga Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Al-shabaab ayaa todobaadyadii ugu danbeeyayba weeraro is daba joog ah ku hayay saldhigyada ciidamada dowladda ee Barriire iyo guud ahaan gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p align=\"justify\">Bariire ayaa ah deegaan istiraatiiji ah oo qiyaastii degmada Afgooye u jira illaa 60KM, waxaana la sheegaa inay aheyd goobaha Al-Shabaab weerarada ka soo qaadi jireen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maalin ka hor ayeey aheyd markii ay iska casileen xilalkii ay ka hayeen dowladda wasiirkii gaashaandhiga iyo taliyihii ciidamada xoogga dalka oo aan ilaa iyo hadda la ogeyn sababta is casilaadooda.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40730\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40715\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40716\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa lagu waramayaa in subaxnimadii hore ee saakay isaga baxeen deegaanka Barriire re ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Ka bixintaanka ciidamada dowladda ee deegaanka Barriire ayaa aheyd mid lama filaan ku noqotay dadka deegaanka. Ciidamada militariga ayaa u jiheystay dhinaca degmadaAfgooye iyo xerada Laanta Buuro, waxaana wararku sheegayaan in deegaanka ay la wareegeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40755,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40754","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40754","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40754"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40754\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40757,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40754\/revisions\/40757"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40755"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40754"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40754"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40754"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}