{"id":4074,"date":"2011-11-12T15:17:05","date_gmt":"2011-11-12T15:17:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4074"},"modified":"2011-11-12T18:01:31","modified_gmt":"2011-11-12T18:01:31","slug":"ciidamo-ka-tirsan-dowlada-oo-isku-risaaseeyey-xerada-ugu-weyn-baracakayaasha-muqdisho-ee-badbaado","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/11\/ciidamo-ka-tirsan-dowlada-oo-isku-risaaseeyey-xerada-ugu-weyn-baracakayaasha-muqdisho-ee-badbaado\/","title":{"rendered":"Ciidamo ka tirsan dowlada oo isku Rasaaseeyey Xerada baracakayaasha Badbaado Ee Magaalada Muqdishu"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Mogadisho <\/strong><strong>Somalia<\/strong><strong>)<\/strong><\/p>\n<p>2 qofood oo ka mid ah dadka barakacayaasha \u00a0ah ee ku jiro xerada Badbaado oo ah Xeryaha ugu weyn magaalada Muqdisho ayaa geeriyootay 7 kalana dhaawac ayaa soo gaaray marki ay isku dhaceen ciidamo ka wada tirsan dowlada TFG-da Soomaaliya Ee Ku Sugnaa Halkaasi.<\/p>\n<p>Isku Dhacaani Ciidamada Dowlada TFG-da ayaa ka danbeeyey marki ciidamo milatari ah ay isku dayeen in ay boob u geystaan raashin macaawino ah oo laga qeybinayey xerada Badbaado kadibna ay ka hor tageen ciidamada ilaalada ka ah Xeradaasi Islamarkaana ay Meesha isku rasaaseeyaan.<\/p>\n<p>Sida uu Warsom U Xaqiijiyay Goobjooge Ku \u00a0sugnaa xerada marki ay isku dhacayeen labada ciidan ayaa sheegay in uu indhahiisa ku arkay dhimashada laba ruux iyo dhaawaca todobo kale oo u badnaa haween iyo Caruur Meesha Ka Qaadan Rabay Mucaawinada laga Qeybinayay Meeshaasi.<\/p>\n<p>Tani ayaa ah Maalinti sadexaad oo xiriir ah ay ciidamo ka tirsan dowlada Dil U Geesanayaan dad shacab ah oo ay abaaraha kasoo barakiciyeen gobolada dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Mogadisho <\/strong><strong>Somalia<\/strong><strong>)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Mogadisho Somalia) 2 qofood oo ka mid ah dadka barakacayaasha \u00a0ah ee ku jiro xerada Badbaado oo ah Xeryaha ugu weyn magaalada Muqdisho ayaa geeriyootay 7 kalana dhaawac ayaa soo gaaray marki ay isku dhaceen ciidamo ka wada tirsan dowlada TFG-da Soomaaliya Ee Ku Sugnaa Halkaasi. Isku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4074","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4074","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4074"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4074\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4078,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4074\/revisions\/4078"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4074"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4074"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4074"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}