{"id":40697,"date":"2017-10-13T03:34:52","date_gmt":"2017-10-13T00:34:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40697"},"modified":"2017-10-13T03:36:04","modified_gmt":"2017-10-13T00:36:04","slug":"hugaamiyaha-catalonia-oo-dalka-spain-uu-waqti-kama-danbeys-ah-u-qabtey-madax-banaanidii-uu-ku-dhawaaqey-ka-laabashadeeda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/hugaamiyaha-catalonia-oo-dalka-spain-uu-waqti-kama-danbeys-ah-u-qabtey-madax-banaanidii-uu-ku-dhawaaqey-ka-laabashadeeda\/","title":{"rendered":"Hugaamiyaha Catalonia oo Dalka Spain uu Waqti kama Danbeys ah u Qabtey Madax banaanidii uu ku dhawaaqey ka Laabashadeeda."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/catalonia.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40698\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/catalonia.jpg\" alt=\"\" width=\"922\" height=\"518\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/catalonia.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/catalonia-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 922px) 100vw, 922px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ra;iisal wasaaraha dalka Spain Mariano Rajoy ayaa u qabtay muddo shan maamood gudahooda in uu hogaamiyaha Catalonia ku kala caddeeyo in uu ku dhawaaqay madaxbanaani iyo in kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Haddii hogaamiyaha Catalonia Carles Puigdemont uu xaqiijiyo ilaa isniinta in uu ku dhawaaqay madaxbanaani ayaa waxa hadana la siinayaa muddo seddex maalmood ah oo uu kaga noqdo shaacin arrintan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Haddii hogaamiyaha Catalonia uu ku guuldaraysto arintaasi ayaa waxa ay xukuumadda,Madrid laali doontaa qodobka 155 ee dastuurka taasi oo fursad u siinaysa in ay hakiso ismaamul hoosaadka gobolka Catalonia waxaana toos u maamulaysa dowladda dhexe.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hogaamiyaha Catalonia ayaa Talaadadii saxiixay ku dhawaaqida madaxbanaanida gobolkaasi Catalonia.<\/p>\n<p align=\"justify\">Balse maamulka dowlada Catalonia waxay hakiyeen dhaqangalinta madaxbanaanida si fursad loo siiyo wadahadal ay la galaan xukuumadda Madrid.<\/p>\n<p align=\"justify\">Tan iyo intii la qabtay aftida gobolka Catalonia ayaa waxaa dalka Spain ka taagnaa jahwareer siyaasadeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxkamada dastuuriga ee dalka Spain ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay aftida.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sida ay sheegeen saraakiisha gobolka Catalonia boqolkiiba 90 ka mid ah dadkii codadkooda dhiibtay waxay taageereen aftida madaxbanaanida.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40437\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40438\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40439\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40440\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Ra;iisal wasaaraha dalka Spain Mariano Rajoy ayaa u qabtay muddo shan maamood gudahooda in uu hogaamiyaha Catalonia ku kala caddeeyo in uu ku dhawaaqay madaxbanaani iyo in kale. Haddii hogaamiyaha Catalonia Carles Puigdemont uu xaqiijiyo ilaa isniinta in uu ku dhawaaqay madaxbanaani ayaa waxa hadana la siinayaa muddo seddex maalmood ah oo uu kaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40698,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40697","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40697","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40697"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40697\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40700,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40697\/revisions\/40700"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40698"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40697"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40697"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40697"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}