{"id":4069,"date":"2011-11-12T15:07:22","date_gmt":"2011-11-12T15:07:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4069"},"modified":"2011-11-12T15:07:22","modified_gmt":"2011-11-12T15:07:22","slug":"sarkaal-ka-tirsanaa-ciidanka-nabad-sugida-qaranka-oo-lagu-dilay-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/11\/sarkaal-ka-tirsanaa-ciidanka-nabad-sugida-qaranka-oo-lagu-dilay-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Sarkaal ka tirsanaa ciidanka Nabad Sugida Qaranka oo lagu dilay magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Mogadisho <\/strong><strong>Somalia<\/strong><strong>)<\/strong><\/p>\n<p>Mid ka mid ah Saraaksha Nabad Sugida Qaranka dowlada TFG-da Somaaliya ayaa xalay lagu dilay magaalada Muqdisho kadib marki uu askari ka tirsan Ciidamada \u00a0police-ka rasaas ooda kaga qaaday.<\/p>\n<p><strong>Maxamed Cabdulaahi Colaad (Farabadan)<\/strong> oo ah Marxuumka la dilay ayaa lagu aasay maanta magaalada Muqdisho iyadoona ay Aaskiisa Ka Qeyb Galeen Shacab aad u Farabadan iyo masuuliyiin ka tirsan dowlada TFG-da<\/p>\n<p>Sidoo Kale waxa ay wararku sheegayaan in lagu dilay meel u dhaw gurigiisa oo ku yaala degmada Hodan Oo ay Degnaayeen qoyskiisa.<\/p>\n<p>Sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan ciidanka qalabka sida ayaa waxa ay Warsom U Cadeeyeen in uu Marxuumka Geriyooday uu ka mid ahaa saraakiisha ugu fir fircoon ciidamada Nabad Sugida Qaranka oo ah ciidan ka tirsan dowlada hadana ka madax banaan ciidamada kale.<\/p>\n<p>Marxuum Colaad Askariga dilka u geystay ayaa la sheegay in la qabtay, iminkana uu ku jiro gacanta ciidamada nabadsugida dowlada TFG-da.<\/p>\n<p>Askarta Nabad Sugida Qaranka dowlada Soomaaliya ayaa la sheegaa in ay yihiin ciidamo si gaar ah u tababaran shaqadooduna ay tahay ugaarsiga Xarakada Mujaahidiinta Al Shabab,<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Mogadisho <\/strong><strong>Somalia<\/strong><strong>)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Mogadisho Somalia) Mid ka mid ah Saraaksha Nabad Sugida Qaranka dowlada TFG-da Somaaliya ayaa xalay lagu dilay magaalada Muqdisho kadib marki uu askari ka tirsan Ciidamada \u00a0police-ka rasaas ooda kaga qaaday. Maxamed Cabdulaahi Colaad (Farabadan) oo ah Marxuumka la dilay ayaa lagu aasay maanta magaalada Muqdisho iyadoona [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4069","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4069","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4069"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4069\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4073,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4069\/revisions\/4073"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4069"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4069"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4069"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}