{"id":40677,"date":"2017-10-12T01:15:38","date_gmt":"2017-10-11T22:15:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40677"},"modified":"2017-10-12T01:18:40","modified_gmt":"2017-10-11T22:18:40","slug":"munaasabad-lagu-xusayey-maalinta-dhimirka-adduunka-oo-maamulka-gobolka-banaadir-qabtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/munaasabad-lagu-xusayey-maalinta-dhimirka-adduunka-oo-maamulka-gobolka-banaadir-qabtey\/","title":{"rendered":"Munaasabad Lagu Xusayey Maalinta Dhimirka Adduunka oo Maamulka Gobolka Banaadir Qabtey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/dhimirka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40678\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/dhimirka.jpg\" alt=\"\" width=\"887\" height=\"591\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/dhimirka.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/dhimirka-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 887px) 100vw, 887px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo qaban qaabiyey xaflad lagu xusayey Maalinta Dhimirka Adduunka oo ku beegneyd Shalay (09 October 2017)\u00a0 taasoo lagu qabtay Aqalka dowladda Hoose ee Xamar.<\/p>\n<p>Xafladaas oo uu soo diyaariyey Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxaa kasoo qeyb galay Wasiiro ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo ay kamid ahaayeen: Wasiirka Gaashaandhigga Cabdirashiid, Wasiirka Amniga Islow, Wasiirka Warfaafinta Eng. Yariisow iyo Taliyaha Ciidamada Xoogga General Cirfiid.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta Dowladda Soomaaliya Eng. Yariisow ayaa Maamulka Gobolka Banaadir uga mahadceliyey xafladaan uu ku sheegay inay aheyd mid qiimo u leh dadka Miirka la\u2019.<\/p>\n<p>\u201d Waxaan u mahadcelinayaa G\/Benadir Thaabit Cabdi oo\u00a0qabtay barnaamij muhiim ah oo lagu xusayey Maalinta Dhimirka Adduunka \u2013 waxaana hoosta laga wada xariiqay in loo baahanyahay dadka dhimirka qaba in la caawino oo laga daayo faquuqa, ceyda, dilka, iyo daryeel la\u2019aanta &#8221; ayu yiri wasiirka.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa la xusay doorka warbaahinta ee wacyigeinta bulshada si gar-gaar deg-deg ah loogu fidiyo dadka dhimirka qaba oo istaahila inay xaq la mid ah qof walba helaan\u201d Ayuu yiri mar kale ku yiri Wasiirka Warfaafinta\u00a0qoraal soo dhigay Bartiisa Facebook-ga.<\/p>\n<p>Ugu danbayn ,munaasabado caynkan oo kale ah ayaa ka qabsoomay magaalooyin kamid ah kuwa maamul goboleed-yada ,xilli xanuunkan uu dad badan ku dhaco sanad walba.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40437\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40438\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40439\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40440\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo qaban qaabiyey xaflad lagu xusayey Maalinta Dhimirka Adduunka oo ku beegneyd Shalay (09 October 2017)\u00a0 taasoo lagu qabtay Aqalka dowladda Hoose ee Xamar. Xafladaas oo uu soo diyaariyey Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxaa kasoo qeyb galay Wasiiro ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40678,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40677","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40677","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40677"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40677\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40679,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40677\/revisions\/40679"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40678"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40677"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40677"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40677"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}