{"id":40669,"date":"2017-10-12T00:01:40","date_gmt":"2017-10-11T21:01:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40669"},"modified":"2017-10-12T00:54:52","modified_gmt":"2017-10-11T21:54:52","slug":"saldhig-ciidan-ku-yaal-gobolka-shabeelaha-hoose-oo-ay-weerareen-dagaalyahanada-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/saldhig-ciidan-ku-yaal-gobolka-shabeelaha-hoose-oo-ay-weerareen-dagaalyahanada-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Saldhig Ciidan ku yaal Gobolka SHabeelaha Hoose oo ay weerareen Dagaalyahanada Al-shabaab."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/alshabab1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40670\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/alshabab1.jpg\" alt=\"\" width=\"859\" height=\"536\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/alshabab1.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/alshabab1-300x187.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 859px) 100vw, 859px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xoogag ka tirsan Al-shabaab ayaa subaxnimadii hore ee saakay weerar ku qaaday saldhig ciidamada dowladda Soomaaliya ku leeyihiin deeaan u dhaw degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saldhiga ciidamada dowladda ee weerarka lagu qaaday ayaa ku yaala waddada isku xirta Balcad iyo degmada Afgooye, gaar ahaan deegaanka Basra galbeedka ka xign degmada Balcad.<\/p>\n<p align=\"justify\">Afhayeen u hadlay Al-shabaab ayaa sheegay in ay weerarkaa ku dileen 6 Askari oo ka tirsanaa ciidamada xoogagga dalka Soomaaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale waxaa ay Al-shabaab sheegteen in ay la wareegeen saldhig laakiin ma jiraan ilo ka madaxbanaan Al-shabaab oo xaqiijinaya shaagashadooda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka deegaanka weerarka uu ka dhacay waxaa ay warbaahinta u sheegeen in saldhiga la weeraray ku sugnaayeen ciidamo aan badneyn oo ka tirsan militariga dowladda Soomaaliya, laakiin goob joogayaashu kama aysan hadlin khasaaraha dagaalka ka dhashay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Weerarada Al-shabaab ay ka geystaan gobollada Shabeellada Dhexe iyo Shabeellaha hoose ayaa waayadii ugu danbeeyay ahaa kuwo isa soo taraya iyaga oo weerarada ay qaadaan ku beegsada saldhigyada ciidamada dowladda<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40437\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40438\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40439\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40440\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoogag ka tirsan Al-shabaab ayaa subaxnimadii hore ee saakay weerar ku qaaday saldhig ciidamada dowladda Soomaaliya ku leeyihiin deeaan u dhaw degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe. Saldhiga ciidamada dowladda ee weerarka lagu qaaday ayaa ku yaala waddada isku xirta Balcad iyo degmada Afgooye, gaar ahaan deegaanka Basra galbeedka ka xign degmada Balcad. Afhayeen u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40670,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40669","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40669","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40669"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40669\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40672,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40669\/revisions\/40672"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40670"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40669"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40669"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40669"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}