{"id":40657,"date":"2017-10-11T20:15:19","date_gmt":"2017-10-11T17:15:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40657"},"modified":"2017-10-11T20:32:08","modified_gmt":"2017-10-11T17:32:08","slug":"amniga-magaalada-muqdisho-oo-ay-ka-hadashey-wasaaradda-amnigu-iyadoo-sheegtey-in-lasii-adkeyn-doono","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/amniga-magaalada-muqdisho-oo-ay-ka-hadashey-wasaaradda-amnigu-iyadoo-sheegtey-in-lasii-adkeyn-doono\/","title":{"rendered":"Amniga Magaalada Muqdisho oo ay ka Hadashey Wasaaradda Amnigu iyadoo sheegtey in lasii adkeyn doono."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/w-amniga.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/w-amniga.jpg\" alt=\"\" width=\"898\" height=\"505\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/w-amniga.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/w-amniga-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 898px) 100vw, 898px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wasaaradda amniga dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in uu soo hagaagayo amniga caasimada Soomaaliya ee Muqdisho, waxaana ay ugu baaqday shacabka in ay la shaqeeyaan ciidamada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Afhayeenka Wasaaradda Amniga Axmed Maxamuud Sayid Carab ayaa sheegay in howl galada xasilinta ee ka socday magaalada Muqdisho uu suura geliyay in hubkii cuslaa ee lagu watay magaalada la uruuriyo, isla markaana uu yaraado hubkii cuslaa ee lagu wadan jiray magaalada.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMagaalada Muqdisho hubkii faraha badnaa ama qoryihii cuslaa, sida BKM iyo baabuurti ciidamada waa yaraadeen, waxay taas ku timid howl galada ciidamada xasilinta oo lagu uruuriyay hubka sharci darada\u201dayuu yiri Afhayeenka Wasaaradda Amniga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Afhayeenka ayaa intaa ku daray in ammaanka magaalada uu soo hagaagay, isla markaana Wasiirada qaar ammaankooda ay ilaaliyaan labo askari kaliya sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu ugu baaqay shacabka Gobolka Banaadir inay ku baraarugaan in Shabaabka ay duulaan ku yihiin, isla markaana cid walba ay u siman yihiin inay dilaan, loona baahan yahay inay kacdoon wadajir ah sameeyaan, si Shabaabka looga soo horjeesto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Magaalada waxaa ka soconaya howlgalo habeen iyo maalin ah oo ay wadaan ciidamada xasilint oo aad ku arkeyso Isgooysyada muhiimka ah iyaga oo baaraya gadiidka gaarka loo leeyahay iyo kuwa dadweynaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40437\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40438\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40439\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40440\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda amniga dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in uu soo hagaagayo amniga caasimada Soomaaliya ee Muqdisho, waxaana ay ugu baaqday shacabka in ay la shaqeeyaan ciidamada. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Axmed Maxamuud Sayid Carab ayaa sheegay in howl galada xasilinta ee ka socday magaalada Muqdisho uu suura geliyay in hubkii cuslaa ee lagu watay magaalada la uruuriyo, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40658,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40657","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40657","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40657"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40657\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40660,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40657\/revisions\/40660"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40658"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40657"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40657"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40657"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}