{"id":40653,"date":"2017-10-11T00:29:01","date_gmt":"2017-10-10T21:29:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40653"},"modified":"2017-10-11T00:29:36","modified_gmt":"2017-10-10T21:29:36","slug":"doorashada-ku-celiska-ah-ee-dalka-kenya-oo-raila-odinga-isaga-harey-iyadoon-la-ogeyn-sababta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/doorashada-ku-celiska-ah-ee-dalka-kenya-oo-raila-odinga-isaga-harey-iyadoon-la-ogeyn-sababta\/","title":{"rendered":"Doorashada ku celiska ah ee Dalka Kenya oo Raila Odinga isaga Harey iyadoon la ogeyn Sababta."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/rayla-odinga.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40654\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/rayla-odinga.jpg\" alt=\"\" width=\"914\" height=\"608\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/rayla-odinga.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/rayla-odinga-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 914px) 100vw, 914px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0Hoggaamiyaha mucaaradka ee Kenya Raila Odinga ayaa sheegay isaga iyo ku xigeenkiisa Kalonzo Musioka in ay ka hareen tartanka doorashada Madaxweynaha ee dhammaadka bishan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay in dalabaadkooda aan la aqbalin kaddib go\u2019aankii maxkamadda ee ay ku laashay doorashadii bishii August.<\/p>\n<p align=\"justify\">Isbeheysiga mucaaradka ee Kenya ayaa dalbaday in qaar ka mid ah xubnaha guddiga doorashada la badalo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Raila Odinga ayaa sheegay in go\u2019aankoodu uu ahaa in doorashada ku celiska ah lagu qabto hannaanka ay maxkamadda amartay, kaas oo uu dhigayo dastuurka\u201d.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qoraal ay soo saareen hoggaamiyayaasha mucaaradka waxay ku sheegeen in IEBC ay si ula kac ah uga hor timid isbedelka muhiimka ah si loo xaqiijiyo in doorashada 26-ka bishan u noqoto mid xor iyo xalaal ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxay guddiga ku eedeeyeen in uu yahay meel uu maamulo xisbiga talada haya ee Jubilee.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cDoorashada keli ah ee Jubilee ay aqbalayaan waa mid ay iyaga ku guuleystaan,\u201d ayuu sheegay Raila oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxa ay \u00a0guddiga ugu baaqeen in uu joojiyo hannaanka qabashada doorasho ku celis ah, ayna billaabaan hannaan cusub oo doorasho lagu qabto.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8220;Doorashada keli ah ee Jubilee ay aqbalayaan waa mid ay ayaaga ku guuleystaan,&#8221; ayuu sheegay Raila oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxay guddiga ugu baaqeen in uu joojiyo hannaanka qabashada doorasho ku celis ah, ayna billaabaan hannaan cusub oo doorasho lagu qabto.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8220;Waxaa cad in is bedelka uu yahay mid wax looga qabanayo qaladaadkii ka dhacay doorashii horraantii August.<\/p>\n<p>Waxaa taas sabab u ah in la adeegsanayo in markale doorashada soo socoto lagu shubto,&#8221; ayey sheegeen mucaaradka Kenya ee NASA.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8220;Is bedel la&#8217;aan doorasho ma dheceyso,&#8221; ayey ku dhawaaqeen hoggaamiyayaasha mucaaradka ka dib markii ay shirka jaraa&#8217;id dhammeeyeen.<\/p>\n<div align=\"justify\">Waxay ku dhawaaqeen dibadbax ballaaran oo beri ka dhici doono Kenya oo dhan oo ay ku dalbanayaan is bedel lagu sameeyo hannaanka iyo guddiga doorashada.<\/div>\n<div align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/div>\n<div align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40437\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40438\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40439\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40440\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Hoggaamiyaha mucaaradka ee Kenya Raila Odinga ayaa sheegay isaga iyo ku xigeenkiisa Kalonzo Musioka in ay ka hareen tartanka doorashada Madaxweynaha ee dhammaadka bishan. Wuxuu sheegay in dalabaadkooda aan la aqbalin kaddib go\u2019aankii maxkamadda ee ay ku laashay doorashadii bishii August. Isbeheysiga mucaaradka ee Kenya ayaa dalbaday in qaar ka mid ah xubnaha guddiga doorashada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40654,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40653","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40653","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40653"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40653\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40656,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40653\/revisions\/40656"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40654"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40653"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40653"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40653"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}