{"id":40649,"date":"2017-10-11T00:17:41","date_gmt":"2017-10-10T21:17:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40649"},"modified":"2017-10-11T00:19:59","modified_gmt":"2017-10-10T21:19:59","slug":"danjiraha-dalka-qatar-u-fadhiya-soomaaliya-oo-la-kulmey-wasiir-ku-xigeenka-shaqada-iyo-shaqaalaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/danjiraha-dalka-qatar-u-fadhiya-soomaaliya-oo-la-kulmey-wasiir-ku-xigeenka-shaqada-iyo-shaqaalaha\/","title":{"rendered":"Danjiraha Dalka Qatar u Fadhiya Soomaaliya oo la Kulmey Wasiir ku xigeenka SHaqada iyo SHaqaalaha."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/w-kuxigen-shaqada-iyo-shaqaalaha.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40650\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/w-kuxigen-shaqada-iyo-shaqaalaha.jpg\" alt=\"\" width=\"881\" height=\"589\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/w-kuxigen-shaqada-iyo-shaqaalaha.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/w-kuxigen-shaqada-iyo-shaqaalaha-300x201.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 881px) 100vw, 881px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xildhibaan Cabdicasiis Saalax Carmaan ayaa kulan la yeeshay Safiirka Safaaradda dalka Qadar ee Soomaaliya Danjire Hassan Bin Hamza Asad<strong>,\u00a0<\/strong>kulankaas ayaa ka dhacay Xarrunta Safaaradda dalka Qadar ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulankan ayaa looga hadlayay qodobo dhowr ah oo ku saabsan heshiisyadii u dhexeeyay dalka Qadar iyo Soomaaliya ee dhanka Shaqada iyo arrimaha Bulshada iyo mashaariicdii horumarineed ee ka dhexeeya labada dal.<\/p>\n<p align=\"justify\">Danjiraha Dawladda Qadar ee Soomaaliya Hassan Bin Hamza Asad \u00a0oo aad ugu faraxsanaa kulankan ay wada yeesheen Wasiir ku xigeenka iyo wafdigiisa ayaa soo dhoweyn kaddib ku yiri: \u201c&#8217; Ka, Safaarad ahaan, waxaan mar walba xoojinaa \u00a0xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Qatar, waxaanna gacanta ku heynaa heshiisyadii dhex maray Wasaaradaha Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Qatar iyo Soomaaliya, waxaana dooneynaa in dib loosoo celiyo wada shaqeyntii guddiyada \u00a0labada dhinac ee ku howlanaa Mashaariicda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada\u201d.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hassan Bin Hamza Asad Safiirka dowladda Qadar ee Soomaaliya ayaa dhankiisa tilmaamay in dowladda Qadar ay soo dhoweynayso in la dardar geliyo xiriirka labada dhinac Waxuuna ku wargeliyay Wasiir ku xigeenka in uu u hayo casuumaad uga timid wasaaradda dhiggiisa ee shaqada iyo Arrimaha Bulshada \u00a0dalka Qadar uuna rajeynaayo in uu ka jawaabi doono Casuumaaddaas uu tagi doono caasimadda Doha ee dalka Qatar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada xildhibaan Cabdicasiis Saalax Carmaan aya kaga mahadceliyay Safiirka soo dhoweyntiisa diirran, sidoo kalana xusay dowrka ay ka qaadatay dowladda Qatar xaaladaha adeega ee ka jirta Dalka Soomaaliya, waxuuna u sheegay inuu salaan ka gaarsiiyo Madaxweynaha dalka Qadar wuxuu kaloo u sheegay in ay sii wadi doonaan wadashaqeyntii guddiga labada dhinac ee u qaabilsanaa horumarinta mashaariicda ee Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiir ku xigeenka ayaa hadalkiisa ku xusay dowladda \u00a0Soomaaliya in ay tahay dowlad halku-dhiggeedu yahay nabada iyo nolol taasoo qaadatay hannaanka wadashaqeyn ee uu lahaan jiray dalka sida labada dal ee Qatar iyo Soomaaliya iyo sidii loo xoojin lahaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiir ku xigeenka ayaa sidoo kale Safiirka u sheegay in ay garab ka siiyaan soo celinta dugsiyadii Farsamada ee uu dalka lahaan jiray si loo helo Shaqaale xirfadle ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40437\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40438\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40439\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40440\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xildhibaan Cabdicasiis Saalax Carmaan ayaa kulan la yeeshay Safiirka Safaaradda dalka Qadar ee Soomaaliya Danjire Hassan Bin Hamza Asad,\u00a0kulankaas ayaa ka dhacay Xarrunta Safaaradda dalka Qadar ee Magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa looga hadlayay qodobo dhowr ah oo ku saabsan heshiisyadii u dhexeeyay dalka Qadar iyo Soomaaliya ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40650,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40649","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40649","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40649"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40649\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40652,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40649\/revisions\/40652"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40650"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40649"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40649"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40649"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}