{"id":40631,"date":"2017-10-10T21:51:16","date_gmt":"2017-10-10T18:51:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40631"},"modified":"2017-10-10T21:54:20","modified_gmt":"2017-10-10T18:54:20","slug":"hawl-gal-ka-dhan-ah-al-shabaab-oo-taliska-ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliyeed-ku-dhawaaqeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/hawl-gal-ka-dhan-ah-al-shabaab-oo-taliska-ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliyeed-ku-dhawaaqeen\/","title":{"rendered":"Hawl Gal ka Dhan ah AL-shabaab oo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ku Dhawaaqeen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/ciidan-xoga.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40632\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/ciidan-xoga.jpg\" alt=\"\" width=\"922\" height=\"485\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/ciidan-xoga.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/ciidan-xoga-300x158.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 922px) 100vw, 922px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S\/Gaas Maxamed Axmed Jimcaale Cirfiid ayaa sheegay in dhawaan uu bilaaban doono howlgal ka dhan ah Ururka Al-shabaab kaasoo looga saarayo sida uu hadalka u dhigay guud ahaanba dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha ayaa sheegay in wixii xiligan ka danbeeya aysan jiri doonin in laga gaabiyo waajibaadka ciidamada ka saaran dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, taa badalkeedana la qaadi doono tallaabo militari.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale taliyaha ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay diyaar u tahay dhismaha ciidamada Xoogga dalka, wuxuuna balan qaaday in dhamaan ciidamada xoogga dalka loo dhameystiri doono Agabka militari oo ay u baahan yihiin.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cRun ahaantii in aan inta iska fadhino macno badan ma sameyneyso, cadowga dhinacyo badan ayuu naga jiraa, sidaasi awgeed dhawaan waxaan bilaabeynaa howlgallo lagula dagaalamayo Shabaab.\u201d ayuu yiri taliyaha<\/p>\n<p align=\"justify\">Hadalkan ayuu Taliyaha Ciidanka xoogga dalka wuxuu ka sheegay khudbad uu shalay u jeediyay ciidamada xoogga dalka ee ku sugan degaanka Barriire, kadib booqasho halkaasi uu ku tagay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40437\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40438\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40439\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40440\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S\/Gaas Maxamed Axmed Jimcaale Cirfiid ayaa sheegay in dhawaan uu bilaaban doono howlgal ka dhan ah Ururka Al-shabaab kaasoo looga saarayo sida uu hadalka u dhigay guud ahaanba dalka. Taliyaha ayaa sheegay in wixii xiligan ka danbeeya aysan jiri doonin in laga gaabiyo waajibaadka ciidamada ka saaran dagaalka ka dhanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40632,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40631","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40631","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40631"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40631\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40634,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40631\/revisions\/40634"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40632"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40631"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40631"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40631"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}