{"id":40624,"date":"2017-10-10T19:18:44","date_gmt":"2017-10-10T16:18:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40624"},"modified":"2017-10-10T19:20:25","modified_gmt":"2017-10-10T16:20:25","slug":"kismaayo-shirka-uga-socda-madaxda-maamul-goboleedyada-oo-la-filayo-in-uu-maanta-soo-gaban-gaboobo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/kismaayo-shirka-uga-socda-madaxda-maamul-goboleedyada-oo-la-filayo-in-uu-maanta-soo-gaban-gaboobo\/","title":{"rendered":"Kismaayo Shirka uga Socda Madaxda Maamul Goboleedyada oo la Filayo in uu Maanta Soo Gaban gaboobo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/shir-m-goboleedyada.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40621\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/shir-m-goboleedyada.jpg\" alt=\"\" width=\"838\" height=\"559\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/shir-m-goboleedyada.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/shir-m-goboleedyada-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 838px) 100vw, 838px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa maanta la filayaan in magaalada Kismaayo lagu soo gabagabeeyo shirka halkaa labadii cisho ee la soo dhaafay uga socday madaxda dowlad gobolleedyada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gabagabada shirka ayaa la filayaa in laga soo saaro war murtiyeed, waxaana Madaxda ay labadii cisho ee u dambeeyay ay yeesheen doodo aad u adag.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qodobada shirka looga hadlayay ayaa isugu jiray kuwo qaarkood ay isku waafaqsanaayeen iyo kuwo la isku hayay go\u2019aan ka gaaristooda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Lama oga ilaa iyo hadda wax yaabaha leysku afgartay kulamadii ugu danbeeyay ee dhacay oo qaarkood ahaa kuwo Albaabadu u xiran yihiin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Balse waxaa si gaar isha loogu wada hayaan warmurtiyeedka ka soo bixi doona kulanka madaama la ogyahay in uu jiro khilaaf dhinaca siyaasada ah oo soo kala dhaxgalay qaar ka mid ah maamulada dalka ka dhisan iyo dowladda dhexe.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirka Kismaayo ayaa ah kii u horeeyay oo ay yeeshaan madaxda dowladda goboleedyada oo kaliya, taasoo abuuri karta shaki ka badan inta hadda laga ogyahay shirka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40437\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40438\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40439\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40440\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta la filayaan in magaalada Kismaayo lagu soo gabagabeeyo shirka halkaa labadii cisho ee la soo dhaafay uga socday madaxda dowlad gobolleedyada. Gabagabada shirka ayaa la filayaa in laga soo saaro war murtiyeed, waxaana Madaxda ay labadii cisho ee u dambeeyay ay yeesheen doodo aad u adag. Qodobada shirka looga hadlayay ayaa isugu jiray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40621,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40624","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40624","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40624"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40624\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40626,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40624\/revisions\/40626"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40621"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40624"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40624"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40624"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}