{"id":40611,"date":"2017-10-10T00:50:02","date_gmt":"2017-10-09T21:50:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40611"},"modified":"2017-10-10T00:52:23","modified_gmt":"2017-10-09T21:52:23","slug":"xiisadda-ka-taagan-galmudug-oo-qmidoobey-ergeygeeda-soomaaliya-ku-baaqey-in-wada-hadal-lagu-dhameeyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/xiisadda-ka-taagan-galmudug-oo-qmidoobey-ergeygeeda-soomaaliya-ku-baaqey-in-wada-hadal-lagu-dhameeyo\/","title":{"rendered":"Xiisadda ka Taagan Galmudug oo Q\/Midoobey Ergeygeeda Soomaaliya ku baaqey in wada Hadal lagu Dhameeyo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/q-midoobey-keeting.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40612\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/q-midoobey-keeting.jpg\" alt=\"\" width=\"858\" height=\"572\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/q-midoobey-keeting.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/q-midoobey-keeting-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 858px) 100vw, 858px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa ugu baaqay madaxda sare ee Galmudug in ay wadahadal ku dhameeyaan khilaafka ka dhex taagan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay in si wadajir ah looga wada shaqeeyo nabad-galyada deegannada maamulka Galmudug islamarkaana ay heshiiyaan madaxda sare.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sidoo kale ugu baaqay Madaxda Sare ee dowladda Soomaaliya in ay xoojiyaan wada shaqeynta kala dhaxeysa maamulada dalka ka jira.<\/p>\n<p align=\"justify\">Micheal Keating ayaa tilmaamay in dowladda Soomaaliya awooda ay heysataa ay tahay maamul goboleedyadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Khilaaf xooggan ayaa wali ka dhex taagan maamulada dalka ka jira qaarkood iyo dowladda Soomaaliya, mana jirto wax ah oo dowladda Soomaaliya ay wali kasoo saartay Khilaafka Madaxda Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Galmudug ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya in ay faragelin qaawan ku sameysay maamulka Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxda maamul gobolleedyada ayaa hadda shir ku leh magaalada Kismaayo oo ay uga wada hadlayaan siyaasada dalka iyo khilaaf soo kala dhaxgalay dowladda dhexe iyo maamulada xubnaha ka ah federaalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40437\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40438\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40439\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40440\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa ugu baaqay madaxda sare ee Galmudug in ay wadahadal ku dhameeyaan khilaafka ka dhex taagan. Waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay in si wadajir ah looga wada shaqeeyo nabad-galyada deegannada maamulka Galmudug islamarkaana ay heshiiyaan madaxda sare. Waxaa uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40612,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40611","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40611","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40611"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40611\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40614,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40611\/revisions\/40614"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40612"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40611"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40611"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40611"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}