{"id":40599,"date":"2017-10-10T00:17:48","date_gmt":"2017-10-09T21:17:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40599"},"modified":"2017-10-10T00:18:24","modified_gmt":"2017-10-09T21:18:24","slug":"taakuleyn-ciidamada-xoogga-loo-sameynayey-oo-uu-rwasaare-khayre-ka-qeyb-galey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/taakuleyn-ciidamada-xoogga-loo-sameynayey-oo-uu-rwasaare-khayre-ka-qeyb-galey\/","title":{"rendered":"Taakuleyn Ciidamada Xoogga Loo Sameynayey oo uu R\/Wasaare KHayre ka Qeyb Galey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/khayre-taakuleyn-ciidan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40600\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/khayre-taakuleyn-ciidan.jpg\" alt=\"\" width=\"867\" height=\"572\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/khayre-taakuleyn-ciidan.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/khayre-taakuleyn-ciidan-300x198.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 867px) 100vw, 867px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa xalayka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay wixii u qabsoomay Guddiga Taakuleynta Ciidanka qalabka sida ee dhawaan uu magacaabay Madaxweynaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddiga ayaa sheegay in ay diyaariyeen dariiq ay shacabka Soomaaliyeed ku soo gaarsiin karaan kaalmada ay ugu tala galeen in lagu caawiyo ciidankooda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul Wasaare Khayre ayaa xusay muhiimadda ay Ciidamadu u leeyihiin dal kasta iyo sida Soomaaliya ay maanta ugu baahan tahay soo celinta karaamadii ay lahaayeen ciidankeenu.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu baaq ku aaddan inay ciidamadooda taageeraan u diray bulshada Soomaaliyeed, ay garab istaagaan hawlaha lagu horumarinayo dhismaha dawladnimada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale Khayre ayaa balan qaaday in xukuumaddu ay 20 kun dollar siin doonto gudiga taakuleynta Ciidamada si loo dar-dargeliyo hawlaha gudiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Munaasabadan ayaa waxaa sidoo kale ka soo qeyb galay masuuliyiin ka tirsan labada gole ee dawladda, maamulka gobolka Banaadir, saraakiil iyo siyaasiyiin.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40437\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40438\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40439\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40440\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa xalayka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay wixii u qabsoomay Guddiga Taakuleynta Ciidanka qalabka sida ee dhawaan uu magacaabay Madaxweynaha. Guddiga ayaa sheegay in ay diyaariyeen dariiq ay shacabka Soomaaliyeed ku soo gaarsiin karaan kaalmada ay ugu tala galeen in lagu caawiyo ciidankooda. Ra\u2019iisul Wasaare Khayre [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40600,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40599","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40599","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40599"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40599\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40602,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40599\/revisions\/40602"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40600"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40599"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40599"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40599"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}