{"id":40591,"date":"2017-10-08T19:52:52","date_gmt":"2017-10-08T16:52:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40591"},"modified":"2017-10-08T20:26:53","modified_gmt":"2017-10-08T17:26:53","slug":"somaliland-xafiis-ay-ku-laheyd-adis-ababa-oo-xaley-dab-qabsadey-iyo-sababtoon-wali-la-ogaanin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/somaliland-xafiis-ay-ku-laheyd-adis-ababa-oo-xaley-dab-qabsadey-iyo-sababtoon-wali-la-ogaanin\/","title":{"rendered":"Somaliland Xafiis ay ku laheyd Adis Ababa oo Xaley Dab Qabsadey iyo Sababtoon Wali la Ogaanin."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/xafiis-somaliland-adis.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40592\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/xafiis-somaliland-adis.jpg\" alt=\"\" width=\"871\" height=\"653\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/xafiis-somaliland-adis.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/xafiis-somaliland-adis-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 871px) 100vw, 871px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xafiiska Somaliland ku leedahay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa xalay abaaro kow iyo tobankii habeeniimo \u00a0qayb ka mid ah uu dab qabsaday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dabka qabsaday dhismaha xafiiskaasi ayaa loo qabtay hal qof, taas oo dawladda Itoobiya baareyso sababta dabkaasi keentay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wakiilka Somaliland ku leedahay Itoobiya Amb. Cali Shoombe ayaa si kooban uga hadlay dabkaasi qabsaday xafiiska, islamarkaana ku gaabsaday in labaarayo sababta dhalisay dabkaasi xafiiska qaybo ka mid ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8220;Khasaare sahlan ayaa soo gaadhay fiidkii xalay qayb ka mid ah xafiiska safaarada Somaliland ee Addis ababa ka dib markii dab qabsaday, hal qof ayaa loo qabtay, waxaana baaris ku wada ciidamada booliska iyo dab damiska Itoobiya&#8221; ayuu yiri Amb. Cali Shoombe \u00a0wakiilka Somaliland u fadhiya Ethiopia.<\/p>\n<p align=\"justify\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/Oct\/2017108636430516588287073Safaradda%20Somaliland%20ee%20itoobiya.jpg\" alt=\"\" width=\"662\" height=\"371\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Somaliland iyo Itoobiya ayaa leh xidhiidh wanaagsan, waxaana ka dhexeeya ganacsi iyo isku socod maalinle ah, taas oo sababtay in labadda dhinac xafiisyo ku kala yeeshaan labadda caasimadood ee Hargeysa iyo Addis Ababa.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40437\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40438\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40439\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40440\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafiiska Somaliland ku leedahay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa xalay abaaro kow iyo tobankii habeeniimo \u00a0qayb ka mid ah uu dab qabsaday. Dabka qabsaday dhismaha xafiiskaasi ayaa loo qabtay hal qof, taas oo dawladda Itoobiya baareyso sababta dabkaasi keentay. Wakiilka Somaliland ku leedahay Itoobiya Amb. Cali Shoombe ayaa si kooban uga hadlay dabkaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40592,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40591","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40591","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40591"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40591\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40594,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40591\/revisions\/40594"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40592"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40591"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40591"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40591"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}