{"id":40583,"date":"2017-10-08T19:17:31","date_gmt":"2017-10-08T16:17:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40583"},"modified":"2017-10-08T19:20:22","modified_gmt":"2017-10-08T16:20:22","slug":"maamul-goboleedka-puntland-madaxdiisa-sare-oo-khillaaf-cusubi-kasoo-ifbaxayomuxuu-salka-ku-hayaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/maamul-goboleedka-puntland-madaxdiisa-sare-oo-khillaaf-cusubi-kasoo-ifbaxayomuxuu-salka-ku-hayaa\/","title":{"rendered":"Maamul Goboleedka Puntland Madaxdiisa Sare oo KHillaaf Cusubi kasoo Ifbaxayo\/Muxuu salka ku hayaa?."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/KHILAAF-PUNTLAND.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/KHILAAF-PUNTLAND.jpg\" alt=\"\" width=\"881\" height=\"560\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/KHILAAF-PUNTLAND.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/KHILAAF-PUNTLAND-300x191.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 881px) 100vw, 881px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa soo ifbaxaya khilaaf siyaasadeed oo soo kala dhaxgalay madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo ku-xigeenkiisa C\/xakiin Xaaji Cabdullaahi Camey.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdwali Maxamed Cali Gaas oo todobaadkii hore wareysi siiyay VOA ayaa taageeray shirka Kismaayo ay ku yeelanayaan maamul gobolleedyada dalka, isaga oo sheegay in uu yahay shir wadatashi ah islamarkaana Puntland diyaar u tahay in ay ka qeybgasho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin dhinaca kale waxaa shirkaa ku gacan seyray madaxweyne ku\u2013xigeenka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cabdullaahi Camey oo sheegay shirkaasi wax faa\u2019iido ah u laheyn bulshada Soomaaliyeed, islamarkaana haddii\u00a0 ay jirto tabasho laga qabo dowladda dhexe loo baahan yahay in toos ah loo hor fariisto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa dhinaca kale\u00a0 maalintii shalay dib u howlgaliyay taliyaha ciidamada booliiska Puntland Jen Erag oo horay uu shaqada uga fadhiisiyay madaxweyne ku-xigeenka xili Gaas uu dalka dibada uga maqnaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Arrimahan oo dhan ayaa marka aad eegto muujinaya saameynta maamul gobolleedyada ka dhisan Soomaaliya ay ku yeelatay taageerada qaarkood ay u muujiyeen go\u2019aanka xulufada Sacuudiga iyo Imaaraadka ee ka dhanka ah Qatar oo ay ku sii kala qeybsameen madaxda dowlad gobolleedyada.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40437\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40438\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40439\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40440\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa soo ifbaxaya khilaaf siyaasadeed oo soo kala dhaxgalay madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo ku-xigeenkiisa C\/xakiin Xaaji Cabdullaahi Camey. Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdwali Maxamed Cali Gaas oo todobaadkii hore wareysi siiyay VOA ayaa taageeray shirka Kismaayo ay ku yeelanayaan maamul gobolleedyada dalka, isaga oo sheegay in uu yahay shir wadatashi ah islamarkaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40584,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40583","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40583","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40583"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40583\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40586,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40583\/revisions\/40586"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40584"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40583"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40583"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40583"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}