{"id":40566,"date":"2017-10-08T00:20:50","date_gmt":"2017-10-07T21:20:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40566"},"modified":"2017-10-08T00:20:50","modified_gmt":"2017-10-07T21:20:50","slug":"shirka-kismaayo-oo-uu-sheegey-mweynaha-jubaland-in-aanu-waxba-u-dhimeyn-siyaasadda-dawladda-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/shirka-kismaayo-oo-uu-sheegey-mweynaha-jubaland-in-aanu-waxba-u-dhimeyn-siyaasadda-dawladda-dhexe\/","title":{"rendered":"SHirka Kismaayo oo uu sheegey M\/weynaha Jubaland in aanu Waxba u dhimeyn Siyaasadda Dawladda DHexe."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/axmed-madoobe1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft  wp-image-40567\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/axmed-madoobe1.jpg\" alt=\"\" width=\"949\" height=\"633\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/axmed-madoobe1.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/axmed-madoobe1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 949px) 100vw, 949px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe] ayaa sheegay in shirka Kismaayo ka furmaya oo ay ka qeybgali doonaan madaxda maamul gobolleedyada dalka ka dhisan waxba u dhimi doonin siyaasada dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019 Waxaan rabaa in aan u sheego shacabka Soomaaliyeed, xukuumada federaalka iyo cid kasta oo daneyneysa midnimada ummada Soomaaliyeed in shirkan Kismaayo uu yahay shir nabadeed oo wanaag lagu raadinayo, waxba u dhimi doonin midnimada iyo wadajirka ummada Soomaaliyeed waxaadna ka ogaan doontaan natiijada ka soo baxda\u2019\u2019 ayuu yiri madaxweynaha maamulka Jubbaland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kismaayo maalintii shalay waxaa tagay wafdi uu horkacayo madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan, waxaana sidoo kala la flayaa in saacadaha soo socda gaaraan wafuud ka kala socta maamul gobolleedyada dalka iyo beesha caalamka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulanka Kismaayo ayaa soo ifbaxay kaddib khilaaf soo kala dhaxgalay qaar ka mid ah maamulada dalka ka jira iyo dowladda oo dhexe oo ku kala aragti duwan habka loo wajahayo khilaafka wadamada Carabta oo ay dowladdu isku taagtay meel dhexe.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40437\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40438\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40439\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40440\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe] ayaa sheegay in shirka Kismaayo ka furmaya oo ay ka qeybgali doonaan madaxda maamul gobolleedyada dalka ka dhisan waxba u dhimi doonin siyaasada dalka. \u2018\u2019 Waxaan rabaa in aan u sheego shacabka Soomaaliyeed, xukuumada federaalka iyo cid kasta oo daneyneysa midnimada ummada Soomaaliyeed in shirkan Kismaayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40567,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40566","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40566","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40566"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40566\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40568,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40566\/revisions\/40568"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40567"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40566"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40566"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40566"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}