{"id":40536,"date":"2017-10-06T00:35:19","date_gmt":"2017-10-05T21:35:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40536"},"modified":"2017-10-06T00:43:33","modified_gmt":"2017-10-05T21:43:33","slug":"ciidamada-dalka-ciraaq-oo-la-wareegey-magaalo-muhiim-ah-laguna-magacaabo-hawija","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/ciidamada-dalka-ciraaq-oo-la-wareegey-magaalo-muhiim-ah-laguna-magacaabo-hawija\/","title":{"rendered":"Ciidamada Dalka Ciraaq oo la Wareegey Magaalo Muhiim ah laguna Magacaabo Hawija."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/ciraaq1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40537\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/ciraaq1.jpg\" alt=\"\" width=\"863\" height=\"485\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/ciraaq1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/ciraaq1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 863px) 100vw, 863px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0Ciidamada Ciraq ayaa magaalada Hawija iyo xaafadaha ku hareereysan ka qabsaday kooxda Daacish, inkasta oo weli dagaalo kooban ay ka socdaan bariga iyo waqooyiga magaalada, sida ay sheegeen milatariga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kadib qabsashada Hawija, kooxda Daacish ayaa waxa ay iminka uga hartay dalka Ciraq kaliya xaafadaha ku teedsan xuduudda dalka Syria ee dhinaca galbeed. Hawija ayaa waxa ay ku dhowdahay magaalada Kirkuk ee saliida badan, islamarkaana ay maamulaan Kurdishka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cCiidamada qeybta sagaalaad iyo booliska federaalka waxay xoreeyeen magaalada Hawija\u201d ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay taliyaha howlgallada ciidamada Ciraaq Jeneraal Abdul Ameer Rasheed Yarallah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Weerarka lagu xoreeyey Hawija waxaa wada fuliyey ciidamada Ciraq ee Mareykanka uu taageero iyo dagaalyahanada Shiicada ee Iran ay soo tababartay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada Ciraq ayaa howlgalka Hawija waxay billaabeen 21-ka September, waxaana magaalada ku go\u2019doonsan 78,000 oo qof, sida ay sheegtay QM.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40438\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40439\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40440\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40437\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Ciidamada Ciraq ayaa magaalada Hawija iyo xaafadaha ku hareereysan ka qabsaday kooxda Daacish, inkasta oo weli dagaalo kooban ay ka socdaan bariga iyo waqooyiga magaalada, sida ay sheegeen milatariga. Kadib qabsashada Hawija, kooxda Daacish ayaa waxa ay iminka uga hartay dalka Ciraq kaliya xaafadaha ku teedsan xuduudda dalka Syria ee dhinaca galbeed. Hawija ayaa waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40537,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40536","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40536","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40536"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40536\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40539,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40536\/revisions\/40539"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40537"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40536"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40536"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40536"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}