{"id":40498,"date":"2017-10-05T00:42:01","date_gmt":"2017-10-04T21:42:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40498"},"modified":"2017-10-05T01:30:28","modified_gmt":"2017-10-04T22:30:28","slug":"diyaaradii-malaysia-ee-la-waayey-sanadkii-2014kii-oo-war-laga-soo-saareywaa-maxey-xaaladda-kusoo-korortey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/diyaaradii-malaysia-ee-la-waayey-sanadkii-2014kii-oo-war-laga-soo-saareywaa-maxey-xaaladda-kusoo-korortey\/","title":{"rendered":"Diyaaradii Malaysia ee la waayey Sanadkii 2014kii oo war laga Soo Saarey\/waa Maxey Xaaladda kusoo Korortey?."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/diyaarad-maleysia.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40499\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/diyaarad-maleysia.jpg\" alt=\"\" width=\"905\" height=\"509\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/diyaarad-maleysia.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/diyaarad-maleysia-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 905px) 100vw, 905px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Baarayaal u dhashay dalka Australia oo ku hawlanaa sidii loo heli lahaa raq iyo ruuxba diyaaradii MH370 ee Malesia laga lahaa ee la waayay sanadkii 2014-kii ayaa war kasoo saaray baaritaankooda.<\/p>\n<p>Duulimaadkan oo u kala gooshayay magaalooyinka Beijin ee shiinaha iyo Kuala Lumbur ee Malesia, islamarkaasna ay saarnaayeen 239 rakaab ah ayaa la waayay meel ay ka baxday.<\/p>\n<p>Baadigoobkan oo ay sidoo kale ku hawlanaayeen dalalka Shiinaha iyo Malaysia ayaa waxaa si rasmi ah loosoo afjaray bishii janaayo ee sanadkan kadib markii lagu hawlanaa 1,046 maalmood.<\/p>\n<p>Kooxda reer Australia ayaa sheegay in ay tahay wax maskaxdooda ka weyn, islamarkaasina uusan bini&#8217;aadamka qiyaasan karin in diyaarada la waayay wax xitaa raadkeeda ah.<\/p>\n<p>&#8220;Waa wax uusan maanka qiyaasan karin , islamarkaasna aanan la aqbali karin in taariikhda casriga ah ee duulimaadyada oo maalin kasta ay hawada isticmaalaan 10 milyan oo qof, in la waayo diyaarad sidaas u weyn, qofna uusan sheegi karin halka ay ku dhibicday&#8221; ayaa lagu yiri war qoraal ah oo lasoo saaray.<\/p>\n<p>Warbixinta ayaa waxaa lagu sheegay in inkasta oo loo galay dadaal aan xad lahayn baadigoobka diyaaradan, in haddana la waayay meel lagu sheego.<\/p>\n<p>Balse warbixinta ayaa lagu sheegay in markii dad ugu war dambaysay diyaaradda lagu xaqiijiyay meel 25,000 km u jirta dhanka waqooyi badweynta Hindiya, gaar ahaan halkii laga baadi goobay.<\/p>\n<p>Diyaarada ayaa xitaa laga baadi goobay gunta hoose ee badda, waana baaritaankii ugu weynaa oo la sameeyay inta la xusuusanyahay taariikhda duulimaadyada adduunka.<\/p>\n<p>Janbiyo loo maleeyo in ay kasoo fuqeen diyaaradda ayaa kusoo caariyay meelo ka mid ah jasiirado ku yaala badweynta Hindiya iyo xeebaha bariga Afrika.<\/p>\n<p>Meeshan ay baarayaasha ku tilmaameen diyaaradda in ay ku dambaysay ayaa waxaa lagu saleeyay qiyaas laga qaatay dhinaca ay walxaha u daad-raacaan iyo waliba xog laga heley dayac-gacmeedyada.<\/p>\n<p>Dowladda Australia waxa ay sheegtay in ay baaritaanka dib u bilaabayso oo kaliya haddii la helo caddeymo rasmi ah.<\/p>\n<p>Dowladda Maleysia ayaa iyada wadda baaritaan la xiriira sababta keentay in diyaaradda la waayo.<\/p>\n<p>Arrinta ayaa waxa ay noqotay mucjisadii ugu weyneyd adduunka, waxaana illaa hadda lala yaabanyahay halka ay ku dhibicday diyaaradda iyo rakaabkeedii.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40437\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40438\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40439\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40440\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Baarayaal u dhashay dalka Australia oo ku hawlanaa sidii loo heli lahaa raq iyo ruuxba diyaaradii MH370 ee Malesia laga lahaa ee la waayay sanadkii 2014-kii ayaa war kasoo saaray baaritaankooda. Duulimaadkan oo u kala gooshayay magaalooyinka Beijin ee shiinaha iyo Kuala Lumbur ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40499,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40498","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40498","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40498"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40498\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40500,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40498\/revisions\/40500"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40499"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40498"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40498"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40498"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}