{"id":40491,"date":"2017-10-04T23:25:41","date_gmt":"2017-10-04T20:25:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40491"},"modified":"2017-10-04T23:32:30","modified_gmt":"2017-10-04T20:32:30","slug":"madaxwynaha-federalka-maxamed-cllaahi-farmaajo-iyo-wafdi-uu-hugaaminayo-oo-u-ambabaxey-dalka-sudan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/madaxwynaha-federalka-maxamed-cllaahi-farmaajo-iyo-wafdi-uu-hugaaminayo-oo-u-ambabaxey-dalka-sudan\/","title":{"rendered":"Madaxwynaha Federalka Maxamed C\/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hugaaminayo oo u ambabaxey Dalka SUDAN."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/farmajo-sudan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40492\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/farmajo-sudan.jpg\" alt=\"\" width=\"864\" height=\"564\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/farmajo-sudan.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/farmajo-sudan-300x196.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 864px) 100vw, 864px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa goor dhaw ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho iyaga oo ku jeeda dalka Sudan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Farmaajo iyo wafdiga la socda ayaa u duulay magaalada Khartuum ee caasimada dalka Sudan, waxaana la sheegay in madaxweynuhu casuumad rasmi ah helay dhigiisa dalkaas Cumar Xassan Al-Bashiir.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha ayaa inta uu joogo dalka Suudaan waxaa uu kulamo la qaadan doonaa madaxweynaha dalka Sudan Cumar Xasan Al Bsahiir iyo Madax sare oo katirsan dowladaasi, waxa ayna labada dhinac kawada hadli doonaan xiriirka labada dal iyo Arimo kale oo muhiim ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Booqashada Madaxweynaha ayaa la sheegay inay qaadan doonto labo cisho, waxaana inta uu ku sugan yahay Khartoum uu booqan doonaa goobo kala duwan, sida Jaamacadaha ugu caansan dalkaas ee ay wax ku bartaan Ardayda Soomaaliyeed, horayna uga soo baxeen siyaasiyiin dalkan xil ka soo qabtay.<\/p>\n<p>Safarkan ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee uu ku tago madaxweynaha magaalada Khartuum tan iyo markii madaxweynaha loo doortay 8-dii Febrayao ee sanadkan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40437\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40438\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40439\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40440\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa goor dhaw ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho iyaga oo ku jeeda dalka Sudan. Madaxweyne Farmaajo iyo wafdiga la socda ayaa u duulay magaalada Khartuum ee caasimada dalka Sudan, waxaana la sheegay in madaxweynuhu casuumad rasmi ah helay dhigiisa dalkaas Cumar Xassan Al-Bashiir. Madaxweynaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40492,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40491","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40491","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40491"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40491\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40494,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40491\/revisions\/40494"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40492"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40491"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40491"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40491"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}