{"id":40487,"date":"2017-10-04T22:43:09","date_gmt":"2017-10-04T19:43:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40487"},"modified":"2017-10-04T22:45:55","modified_gmt":"2017-10-04T19:45:55","slug":"maamulka-soomaaliland-oo-sheegey-in-aanu-khuseyn-xeerka-isgaarsiinta-la-sheegey-in-lagu-ansixiyey-xamar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/maamulka-soomaaliland-oo-sheegey-in-aanu-khuseyn-xeerka-isgaarsiinta-la-sheegey-in-lagu-ansixiyey-xamar\/","title":{"rendered":"Maamulka Soomaaliland oo Sheegey In aanu Khuseyn Xeerka Isgaarsiinta la Sheegey in lagu Ansixiyey Xamar."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/xerka-isgaarsinta-iyo-fekerka-somland.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40488\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/xerka-isgaarsinta-iyo-fekerka-somland.jpg\" alt=\"\" width=\"860\" height=\"857\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/xerka-isgaarsinta-iyo-fekerka-somland.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/xerka-isgaarsinta-iyo-fekerka-somland-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/xerka-isgaarsinta-iyo-fekerka-somland-300x300.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/xerka-isgaarsinta-iyo-fekerka-somland-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 860px) 100vw, 860px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay xeerka Isgaadhsiinta Soomaaliya oo madaxweynaha Soomaaliya saxeexay inuu dhaqangallo.<\/p>\n<p align=\"justify\">asiirka Isgaadhsiinta iyo Boostadda Mustafe Faarax Abraar ayaa sheegay in xeerka Isgaadhsiinta Soomaaliya aanu khuseyn Somaliland,isla markaana xeer u gaar ah Somaliland oo isgaadhsiintu uu jiro oo hadda lagu shaqeeyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cXeerkaasi ay Xamar saxeexay wax inoo yaala maaha, wax ina khuseeyana maaha waayo waxaanu nahay dal jira, waxaan ku shaqeeya xeer numbar 50 oo ah xeerka Isgaadhsiinta Somaliland, waana xeer dhaqangal ah oo madaxweynuhu saxeexay\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale, wasiirku waxa uu sheegay in afar maalmood uu ku maqnaa dalka Lubnaan, taas oo ujeedadda uu u tagay ahayd sidii Arrimaha isgaadhsiinta uga madax banaanaan lahayd Soomaaliya,isagoo xusay inay dhowaan soo gudbin doonaan sidii ay Soomaaliya uga madax banaansiin lahayd Furaha ay wada isticmaalaan Somaliland iyo Soomaaliy.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan afar maalmood ku maqnaa wadanka Lubnaan, hawlaha u tagay waa sidii aan u dardargalin lahaa xeerkan iyo sida aanu uga madax banaan lahayn xeerka Soomaaliya ee Isgaadhsiinta, maalin dhowna waxaan idin soo gudbin doonaa iyadoo faahfaahin\u201dayuu yidhi.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40437\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40438\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40439\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40440\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay xeerka Isgaadhsiinta Soomaaliya oo madaxweynaha Soomaaliya saxeexay inuu dhaqangallo. asiirka Isgaadhsiinta iyo Boostadda Mustafe Faarax Abraar ayaa sheegay in xeerka Isgaadhsiinta Soomaaliya aanu khuseyn Somaliland,isla markaana xeer u gaar ah Somaliland oo isgaadhsiintu uu jiro oo hadda lagu shaqeeyo. \u201cXeerkaasi ay Xamar saxeexay wax inoo yaala maaha, wax ina khuseeyana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40488,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40487","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40487","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40487"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40487\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40490,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40487\/revisions\/40490"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40488"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40487"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40487"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40487"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}