{"id":40479,"date":"2017-10-04T21:09:08","date_gmt":"2017-10-04T18:09:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40479"},"modified":"2017-10-04T21:12:44","modified_gmt":"2017-10-04T18:12:44","slug":"muhiimadda-xeerka-isgaarsiinta-dhawaan-la-meelmariyey-oo-xukuumadda-fedaeralku-faah-faahin-ka-bixisey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/muhiimadda-xeerka-isgaarsiinta-dhawaan-la-meelmariyey-oo-xukuumadda-fedaeralku-faah-faahin-ka-bixisey\/","title":{"rendered":"Muhiimadda Xeerka Isgaarsiinta DHawaan La Meelmariyey oo Xukuumadda Fedaeralku Faah Faahin ka Bixisey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/xuumada.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40480\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/xuumada.jpg\" alt=\"\" width=\"872\" height=\"654\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/xuumada.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/xuumada-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 872px) 100vw, 872px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhawaan ansixiyay sharciga Isgaarsiinta oo ay soo diyaarisay wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta ee Xukuumada Soomaaliya Cabdi Canshuur ayaa faah faahino dheeraad ah ka bixiyay Sharciga Isgaarsiintan iyo muhiimada uu leeyahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka ayaa sheegay in sharcigan uu muhiim u yahay dalka islamarkaana wax badan uu ka saacidayo bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka ayaa xusan in ay lagama maarmaan tahay in dadka Soomaaliyeed ay helaan sharci Isgaarsiin oo u soo dhiciya xuquuqda ay ku leeyihiin shirkadaha gaarka ee ka shaqeeya isgaarsiinta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiir Canshuur ayaa tilmaamay in sharcigan uu muhiim u yahay dhaqaalaha dalka iyo sidoo kale soo celintii hantidii Isgaarsiinta Qaranka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cSharcigan waa sharci muhiim u ah dalka, marka laga fiiriyo xag amni, xag dhaqaale iyo xag bulshaba waa u muhiim, caalamka waxaan aheyn dalka keliya oo aan laheyn sharci isgaarsiin, shalay waxaan dib ugu soo laabanay caalamka casriga ah.\u201d ayuu yiri wasiir Canshuur.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sharciga Isgaarsiinta ayaa muddo fog hor-yaalay Baarlamaanka, iyadoo marxalado kala duwan soo maray, hasse ahaatee baarlamaanka 10-aad ayaa ku guuleystay inuu meel mariyo sharcigaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2o11@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40437\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40438\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40440\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40439\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhawaan ansixiyay sharciga Isgaarsiinta oo ay soo diyaarisay wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya. Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta ee Xukuumada Soomaaliya Cabdi Canshuur ayaa faah faahino dheeraad ah ka bixiyay Sharciga Isgaarsiintan iyo muhiimada uu leeyahay. Wasiirka ayaa sheegay in sharcigan uu muhiim u yahay dalka islamarkaana wax badan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40480,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40479","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40479","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40479"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40479\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40482,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40479\/revisions\/40482"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40480"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40479"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40479"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40479"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}