{"id":40475,"date":"2017-10-04T20:23:21","date_gmt":"2017-10-04T17:23:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40475"},"modified":"2017-10-04T20:28:08","modified_gmt":"2017-10-04T17:28:08","slug":"maxkamada-sare-ee-galmudug-goaan-ay-soo-saartey-oo-mweyne-xaaf-ku-gacan-sayrey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/maxkamada-sare-ee-galmudug-goaan-ay-soo-saartey-oo-mweyne-xaaf-ku-gacan-sayrey\/","title":{"rendered":"Maxkamada Sare ee Galmudug Go&#8217;aan ay Soo Saartey oo M\/weyne Xaaf ku Gacan Sayrey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/xaaf-qaadacaad-m-sare.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40476\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/xaaf-qaadacaad-m-sare.jpg\" alt=\"\" width=\"857\" height=\"534\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/xaaf-qaadacaad-m-sare.jpg 645w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/xaaf-qaadacaad-m-sare-300x187.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 857px) 100vw, 857px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay go\u2019aankii maxkamada sare ee sharciga ka dhigtay xil ka qaadistii dhawaan qaar ka mid ah xildhibaannada ku sameeyeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay madaxweyne Xaaf in Galmudug aysan waligeed yeelan Maxkamad, qoraalka Maxkamadana uu yahay mid aan waxba ka jirin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale mid ka mid ah garsoorayaashii magacyadooda uu ku saxiixnaa qoraalka ka soo baxay maxkamada sare ee Galmudug ayaa beeniyay in uu ka qeybgalay kulankii laga soo saaray go\u2019aanka Maxkamada Sare.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Galmudug ayaa 27-kii September ee sanadkan ku dhawaqay in dib loo howlgeliyo maxkamadda sare si ay go\u2019aan uga gaarto khilaafka taagan, hasse ahaatee markii uu soo baxay go\u2019aanka maxkamada ayuu sheegay in Galmudug wali yeelan maxkamada sare.<\/p>\n<p align=\"justify\">Tan iyo wixii ka danbeeyay ku dhawaaqistii madaxweyne Xaaf ee taageerada xulufada uu hogaamiyo Sacuudiga maamulka Galmudug waxaa uu lugaha la gallay qalalaase siyaasadeed oo sababay in dhamaan mas\u2019uuliyiinta sare ee maamulka kalsoonida lagala noqdo.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40437\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40438\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40439\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40440\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay go\u2019aankii maxkamada sare ee sharciga ka dhigtay xil ka qaadistii dhawaan qaar ka mid ah xildhibaannada ku sameeyeen. Waxaa uu sheegay madaxweyne Xaaf in Galmudug aysan waligeed yeelan Maxkamad, qoraalka Maxkamadana uu yahay mid aan waxba ka jirin. Dhinaca kale mid ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40476,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40475","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40475","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40475"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40475\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40478,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40475\/revisions\/40478"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40476"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40475"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40475"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40475"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}