{"id":40471,"date":"2017-10-04T19:18:44","date_gmt":"2017-10-04T16:18:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40471"},"modified":"2017-10-05T01:38:28","modified_gmt":"2017-10-04T22:38:28","slug":"goaankii-kasoo-baxey-wax-loogu-yeerey-maxkamadda-sare-ee-galmudug-oo-xildhibaanada-maamulkaasi-ku-kala-qeybsameen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/goaankii-kasoo-baxey-wax-loogu-yeerey-maxkamadda-sare-ee-galmudug-oo-xildhibaanada-maamulkaasi-ku-kala-qeybsameen\/","title":{"rendered":"Go&#8217;aankii kasoo Baxey Maxkamadda Sare ee Galmudug oo Xildhibaanada Maamulkaasi ku kala Qeybsameen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/xildh-galmudug.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40472\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/xildh-galmudug.jpg\" alt=\"\" width=\"828\" height=\"621\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/xildh-galmudug.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/xildh-galmudug-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 828px) 100vw, 828px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa ku kala aragti duwan go\u2019aankii maxkamadda sare ay ku ansixisay dhammaanba xil ka qaadistii madaxweynaha Galmudug, ku xigeenkiisa iyo guddoomiyaha baarlamaanka in ay yihiin kuwo sharci ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Duraan Jaamac oo ka tirsan baarlamaanka maamulka Galmudug lana hadlay warbaahinta ayaa sheegay in uu sax ahaa go\u2019aanka ka soo baxay Maxkamadda Sare ee Galmudug, ee ay ku taageertay xilka qaadistii (Xaaf), balse ay muhiim tahay in dib loo eego tan madaxweyne ku xigeenka iyo guddoomiyaha baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8221;Waan soo dhaweyneynaa go&#8217;aanka ka soo baxay maxkamada sare ee madaxweyne Xaaf xilka uga qaaday, laakiin arrinta madaxweyne ku xigeenka iyo guddoomiyaha baarlamaanka sharci ahaan in loo fiiriyo ayay rabtaa.\u201dayuu yiri xildhibaan Duraan Jaamac.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin dhinaca kale waxaa jira xildhibaano soo dhaweynaya go\u2019aanka maxkmada sare una arka dhamaanba mas\u2019uuliyiinta sare maamulka Galmudug sidaa ay ku wayeen xilalkii hayeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ma jiro ilaa iyo hadda wax war ah oo ka soo baxay dhinaca madaxtooyada Galmudug oo la xiriira go\u2019aanka ay ka qaadatay maxkamada sare.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40437\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40438\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40439\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40440\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa ku kala aragti duwan go\u2019aankii maxkamadda sare ay ku ansixisay dhammaanba xil ka qaadistii madaxweynaha Galmudug, ku xigeenkiisa iyo guddoomiyaha baarlamaanka in ay yihiin kuwo sharci ah. Duraan Jaamac oo ka tirsan baarlamaanka maamulka Galmudug lana hadlay warbaahinta ayaa sheegay in uu sax ahaa go\u2019aanka ka soo baxay Maxkamadda Sare [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40472,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40471","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40471","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40471"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40471\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40502,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40471\/revisions\/40502"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40472"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40471"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40471"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40471"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}