{"id":40459,"date":"2017-10-03T21:18:55","date_gmt":"2017-10-03T18:18:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40459"},"modified":"2017-10-03T21:20:16","modified_gmt":"2017-10-03T18:20:16","slug":"qaxootiga-ku-sugan-dalka-kenya-oo-hayadda-wfp-sheegtey-in-ay-dhimeyso-gargaarkii-raashin-ee-ay-siin-jirtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/qaxootiga-ku-sugan-dalka-kenya-oo-hayadda-wfp-sheegtey-in-ay-dhimeyso-gargaarkii-raashin-ee-ay-siin-jirtey\/","title":{"rendered":"Qaxootiga ku sugan Dalka Kenya oo Hay&#8217;adda WFP sheegtey in ay Dhimeyso Gargaarkii Raashin ee ay siin Jirtey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/wfp.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40460\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/wfp.jpg\" alt=\"\" width=\"956\" height=\"637\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/wfp.jpg 600w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/wfp-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 956px) 100vw, 956px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Hay\u2019adda WFP ee Qaramada Midoobay u qaabilsan cuntada ayaa cod dheer ku sheegtay in ay dhimayso 30% cuntadii ay siin jirtey qaxootiga ku jira xeryaha ku yaalla dalka Kenya, kuwaasi oo aad u fara badan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiil u hadashay WFP ayaa ujeedada ay Hay\u2019adda cuntada hoos ugu dhigtay waxaa ay ku sheegeen in ay tahay kaddib markii ay weysay dhaqaalihii ay ku bixin jirtey xeryahaas.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xeryaha cuntada laga jaray ayaa waxaa ay kala yihiin Dhadhaab iyo Kakuma kuwaas oo hoy u ah inta badan Soomaali iyo qaxooti ka soo jeeda Koofurta Sudan.<\/p>\n<p align=\"justify\">WFP ayaa sheegtay inay u baahnayd lacag gaareysa $28.5 Million si ay u daboosho baahida cunto ee qaxooti gaaraya 420,000 lixda bilood ee soo socota.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxa Hay\u2019adda WFP ee dalka Kenya Annalisa Conte ayaa tiri. \u201cSida deg degta leh ee loogu joojiyay kaalmada cuntada ayaa ah dhibaato ku noqonaysa qaxootiga kuwaas oo badankood ay ku tiirsanaayeen cunto maalmeedkooda Hay\u2019adda WFP.\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Xeryaha Dhadhaab oo loo arko in ay yihiin kuwa ugu ballaaran caalamka ayaa waxaa la aasaasay kaddib colaaddii sokeeye ee Soomaaliya si hooy loo siiyo Soomaalida ka soo qaxaya dalkooda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaxootiga Aduunka ayaa tiradooda guud waxaa lagu qiyaasay in ay yihiin Lixdan iyo Afar Milyan, waxaana Soomaaliya ay tahay dalka Saddexaad ee ugu badan Qaxootiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40437\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40438\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40439\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40440\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40440\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda WFP ee Qaramada Midoobay u qaabilsan cuntada ayaa cod dheer ku sheegtay in ay dhimayso 30% cuntadii ay siin jirtey qaxootiga ku jira xeryaha ku yaalla dalka Kenya, kuwaasi oo aad u fara badan. Saraakiil u hadashay WFP ayaa ujeedada ay Hay\u2019adda cuntada hoos ugu dhigtay waxaa ay ku sheegeen in ay tahay kaddib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40460,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40459","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40459","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40459"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40459\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40462,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40459\/revisions\/40462"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40460"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40459"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40459"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40459"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}