{"id":40452,"date":"2017-10-03T02:27:01","date_gmt":"2017-10-02T23:27:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40452"},"modified":"2017-10-03T02:30:37","modified_gmt":"2017-10-02T23:30:37","slug":"xeerka-isgaarsiinta-soomaaliya-oo-uu-maanta-saxiixey-qalinkana-ku-duugey-mweyne-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/xeerka-isgaarsiinta-soomaaliya-oo-uu-maanta-saxiixey-qalinkana-ku-duugey-mweyne-farmaajo\/","title":{"rendered":"Xeerka Isgaarsiinta Soomaaliya oo uu Maanta Saxiixey Qalinkana ku Duugey M\/weyne Farmaajo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/farmaajo-xeerka-isgaarsiinta.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/farmaajo-xeerka-isgaarsiinta.jpg\" alt=\"\" width=\"1010\" height=\"673\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/farmaajo-xeerka-isgaarsiinta.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/farmaajo-xeerka-isgaarsiinta-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1010px) 100vw, 1010px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa maanta munaasabad lagu qabtay xarunta madaxtooyada saxiixay sharciga isgaarsiinta Qaranka oo ay soo diyaarisay wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Munaasabada heshiiskan lagu saxiixay ayaa waxaa goob joog ka ahaa guddoomiyaha Aqalka Sare, Kusimaha Guddoomiyaha Golaha shacabka, Ra\u2019iisal wasaare ku-xigeenka, Xildhibaano iyo bulshada rayidka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha oo ka hadlay munaasabada ayaa uga mahad celiyay wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta soo diyaarinta sharcigan oo uu ku tilmaamay mid aan sahlaneyn oo waqti badan la galiyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Sharcigan ma\u2019aha wax sahlan waayo shaqo aad u faro badan ayaa la galiyay, waana mid muhiim u habka is gaarsiinta dalka, waanan uga mahad celineynaa dhamaanba dhinacyadii ka qeybqaatay soo diyaarintiisa\u2019\u2019 ayuu yiri madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sharciga Isgaarsiinta ayaa muddo fog hor-yaalay Baarlamaanka, iyadoo marxalado kala duwan soo maray, hase ahaatee baarlamaanka 10aad ayaa ku guuleystay in uu meel mariyo sharcigan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa munaasabada laga akhriyay faafinta rasmiga ah ee Madaxweynaha ka soo saaray sharcigan oo noqonaya mid dhaqan galaya wixii maanta ka dambeeya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40437\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40438\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40439\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40440\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa maanta munaasabad lagu qabtay xarunta madaxtooyada saxiixay sharciga isgaarsiinta Qaranka oo ay soo diyaarisay wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta. Munaasabada heshiiskan lagu saxiixay ayaa waxaa goob joog ka ahaa guddoomiyaha Aqalka Sare, Kusimaha Guddoomiyaha Golaha shacabka, Ra\u2019iisal wasaare ku-xigeenka, Xildhibaano iyo bulshada rayidka. Madaxweynaha oo ka hadlay munaasabada ayaa uga mahad celiyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40453,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40452","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40452","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40452"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40452\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40455,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40452\/revisions\/40455"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40453"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40452"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40452"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40452"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}