{"id":40448,"date":"2017-10-03T02:14:02","date_gmt":"2017-10-02T23:14:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40448"},"modified":"2017-10-03T02:17:29","modified_gmt":"2017-10-02T23:17:29","slug":"deegaanka-bariire-oo-ay-xaley-mar-kale-weerar-ku-qaadeen-dagaal-yahanada-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/deegaanka-bariire-oo-ay-xaley-mar-kale-weerar-ku-qaadeen-dagaal-yahanada-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Deegaanka Bariire oo ay Xaley Mar kale Weerar ku Qaadeen Dagaal yahanada AL-shabaab."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/bariire2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40449\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/bariire2.jpg\" alt=\"\" width=\"1075\" height=\"591\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/bariire2.jpg 655w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/bariire2-300x165.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1075px) 100vw, 1075px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka naga soo gaaraya deegaanka Barriire ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in dagaal culus oo saacado badan qaatay mar kale uu xalay halkaa ku dhaxmaray xoogag ka tirsan Al-shabab iyo ciidamada dowladda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Al-Shabaab ayaa la sheegay in weerar ku bilowday madaafiic ay ku qaadeen saldhigga ciidamada Milateriga ku leeyihiin deegaankaas, halkaasoo Jimcihii la soo dhaafay ay weerareen, sida ay warbaahinta u sheegeen dadka deegaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Goob joogayaal ayaa sheegay in dagaalkii xalay uu ahaa mid xoogan oo socday muddo labo saac, iyadoo ciidamada dowladda ay iska difaaceen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Faarax Maxamed Cabdi oo ah guddoomiyaha degmada Awdheegle ayaa sheegay in ciidamada dowladda iska caabiyeen weerar ay soo qaaden dagaalamayaasha Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Lam oga ilaa iyo hadda khasaaraha ka dhashay dagaalka oo leysku adeegsaday madaafiicda qoriga hoobiyaha iyo rasaas culus.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40437\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40438\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40439\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40440\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya deegaanka Barriire ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in dagaal culus oo saacado badan qaatay mar kale uu xalay halkaa ku dhaxmaray xoogag ka tirsan Al-shabab iyo ciidamada dowladda. Al-Shabaab ayaa la sheegay in weerar ku bilowday madaafiic ay ku qaadeen saldhigga ciidamada Milateriga ku leeyihiin deegaankaas, halkaasoo Jimcihii la soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40449,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40448","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40448","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40448"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40448\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40451,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40448\/revisions\/40451"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40449"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40448"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40448"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40448"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}