{"id":40436,"date":"2017-10-03T01:17:26","date_gmt":"2017-10-02T22:17:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40436"},"modified":"2017-10-03T01:17:56","modified_gmt":"2017-10-02T22:17:56","slug":"shirka-kismaayo-iyo-khilaafka-galmudug-oo-uu-ka-hadley-mweynaha-puntland-cweli-cali-gaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/shirka-kismaayo-iyo-khilaafka-galmudug-oo-uu-ka-hadley-mweynaha-puntland-cweli-cali-gaas\/","title":{"rendered":"SHirka Kismaayo iyo KHilaafka Galmudug oo uu ka Hadley M\/weynaha Puntland C\/weli Cali Gaas."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/cweli-gaas.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40441\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/cweli-gaas.jpg\" alt=\"\" width=\"909\" height=\"578\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/cweli-gaas.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/cweli-gaas-300x191.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 909px) 100vw, 909px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siyay Idaacada VOA ayaa soo hadal qaaday khilaafka ka dhax taagan mas\u2019uuliyiinta sar sare ee maamulka Galmudug iyo shirka magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cArrintan Galmudug, sida hadda loo maareeynayo si ka duwan in loo maareeyo ayeey aheyd, dadka la isku soo dhoweeyo, waa maamul cusub oo in uu dhismo la rabo, in aan shiddo laga abuurin, laakiin waxaa moodaa si aan ka fiirsi laheyn loogu deg degay\u201dayuu yiri C\/wali Gaas.<\/p>\n<p align=\"justify\">Cabdiwali Gaas ayaa sidoo kale sheegay in loo baahan yahay in loo madax banaaneeyo in dhexdooda heshiiyaan oo si nabagelyo ku jirto ku dhameystaan howshooda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mar uu ka hadlayy shirka uu ku baaqay Madaxweynaha Jubbaland ee ka dhacaya Kismaayo waxaa u sheegay madaxweyne Gaas in shirkaas looga tashanayo waxa ay wadaagaan maamul goboleedyada, iyo waxa ka dhaxeeya iyaga iyo dowladda Federaalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">C\/wali Gaas ayaa sheegay in iyaga oo ah dowlad goboleedyada aysan ka hor-jeedin dowladda Federaalka, waxaa uu xusay in wixii dowladda ku wanaagsan tahay lagu taageero, wixii ay ku qaldan tahay in la tilmaamo oo si wanaagsan dalka loogu shaqeeyo, arrimaha masiirka dalka wax la iska weydiiyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maamulka Puntland ayaa qeyb ka ah maamulada dalka ee ku dhawaaqay go\u2019aanka ka dhanka ah kan ay dowladda ka qaadatay khilaafka wadamada Carabta.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40437\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40438\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40439\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40440\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siyay Idaacada VOA ayaa soo hadal qaaday khilaafka ka dhax taagan mas\u2019uuliyiinta sar sare ee maamulka Galmudug iyo shirka magaalada Kismaayo. \u201cArrintan Galmudug, sida hadda loo maareeynayo si ka duwan in loo maareeyo ayeey aheyd, dadka la isku soo dhoweeyo, waa maamul cusub oo in uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40441,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40436","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40436","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40436"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40436\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40443,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40436\/revisions\/40443"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40441"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40436"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40436"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40436"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}