{"id":40424,"date":"2017-10-02T19:39:35","date_gmt":"2017-10-02T16:39:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40424"},"modified":"2017-10-02T19:46:01","modified_gmt":"2017-10-02T16:46:01","slug":"qof-soomaali-ah-oo-loo-xirey-weerarkii-ka-dhacey-edmonton-dalka-canada-iyo-tiro-kaloo-dad-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/qof-soomaali-ah-oo-loo-xirey-weerarkii-ka-dhacey-edmonton-dalka-canada-iyo-tiro-kaloo-dad-ah\/","title":{"rendered":"Qof Soomaali ah oo loo xirey Weerarkii ka dhacey Edmonton Dalka Canada iyo Tiro kaloo dad ah."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/edmonton.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40425\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/edmonton.jpg\" alt=\"\" width=\"932\" height=\"524\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/edmonton.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/edmonton-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 932px) 100vw, 932px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Qof Soomaali ah oo qaxooti ku ahaa dalka Canada ayaa loo soo qabtay weerarkii magaalada Edmonton ee gobolka Alberta oo shan qof lagu dhaawacay,<\/p>\n<p align=\"justify\"><span id=\"desktopcontrol1_newsdesktop3_lblcontent\">Abdulahi Hasan Sharif oo<\/span>\u00a0da\u2019diisa lagu sheegay 30 sano jir ayaa looga shakisan yahay in uu tooriyeeyay nin booliis ah uuna maalintii Sabitada dhaawacay afar qof oo kale oo marayay wadada hareeraheeda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Askariga booliiska ah ee la dhaawacay ayaa xakameynayay zaxmada gawaarida gawaarida galeysay ama kasoo baxeysay garoon lagu dheelayay ciyaar ka mid ah tartanka kubadda cagta ee Canada, markii lagu dhufay gaari xawaare sare ku socday kaddibna lagu weeraray mindi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra&#8217;iisla wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa ku tilmaamay &#8216;weerar argagixiso&#8217;.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha magaalada Edmonton ayaa sheegay in ninka la tuhunsan yahay uu wajihi doono eedo argagixiso iyo kuwa dil.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiishu waxa ay xaqiijiyeen in ninkan ay booliisku garanayeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sida ay sheegeen warbaahinta maxaliga ee Canada, calan ay leeyihiin kooxda isugu yeerta dowladda islaamiga ee Daacish ayaa laga helay gaarigii lagu dhuftay askariga booliiska.<\/p>\n<p align=\"justify\">Askarigaan iyo gaarigiisa ayaa waxaa lagu dhuftay gaari yaalay banaanka hore ee garoonka lagu ciyaaro kubadda cagta ee Alberta Sabtidii.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40288\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40291\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qof Soomaali ah oo qaxooti ku ahaa dalka Canada ayaa loo soo qabtay weerarkii magaalada Edmonton ee gobolka Alberta oo shan qof lagu dhaawacay, Abdulahi Hasan Sharif oo\u00a0da\u2019diisa lagu sheegay 30 sano jir ayaa looga shakisan yahay in uu tooriyeeyay nin booliis ah uuna maalintii Sabitada dhaawacay afar qof oo kale oo marayay wadada hareeraheeda. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40425,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40424","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40424","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40424"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40424\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40427,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40424\/revisions\/40427"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40425"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40424"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40424"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40424"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}