{"id":40417,"date":"2017-10-02T03:06:48","date_gmt":"2017-10-02T00:06:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40417"},"modified":"2017-10-02T03:17:04","modified_gmt":"2017-10-02T00:17:04","slug":"xubnaha-musharaxiinta-sadexda-xisbi-ee-somaliland-oo-la-gudoonsiiyey-shahaadada-musharaxnimada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/xubnaha-musharaxiinta-sadexda-xisbi-ee-somaliland-oo-la-gudoonsiiyey-shahaadada-musharaxnimada\/","title":{"rendered":"Xubnaha Musharaxiinta Sadexda Xisbi ee Somaliland oo la Gudoonsiiyey SHahaadada Musharaxnimada."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/sadeda-xisbi-ee-somland.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40418\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/sadeda-xisbi-ee-somland.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/sadeda-xisbi-ee-somland.jpg 960w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/sadeda-xisbi-ee-somland-300x163.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/sadeda-xisbi-ee-somland-768x416.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa \u00a0gudoonsiiyey lixda musharax ee saddexda xisbi uga qaybgali doonta \u00a0doorashadda madaxtooyada ee Somaliland ee bisha November 13-keedda ka \u00a0dhici doonta Somaliland.<\/div>\n<p align=\"justify\">Guddida doorashooyinka ayaa sheegay in lixda musharax buuxiyeen shuruudihii laga rabay musharaxnimadda, waxaanay siiyeen shahaadooyinkii loogu aqoonsanayey musharaxnimadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gudoomiyaha \u00a0guddida doorashooyinka Cabd \u00a0iqaadir Iimaan Warsame oo ka hadlaya \u00a0munaasibadan shahaadooyinka lagu gudoonsiinayey waxa uu yidhi\u00a0 \u201cWaxaanu \u00a0iskugu nimid in aanu idin gudoonsiino Lixda musharax ee sadexda xisbi \u00a0qaran shahaadooyinkii sharciyan ka dhigayey inay u taagan yihin \u00a0doorashadda soo socota iyagoo kala ah musharax madaxweyne iyo madaxweyne \u00a0ku xigeen, maanta laga bilaabo aad tihin lixda musharax ee tartankaasi \u00a0ka qaybgalaya\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale, waxay sheegeen in lixdan musharax buuxiyeen shuruudihii laga rabay ee ay tartanka kaga qaybgalayaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Intaasi ka dib waxa halkaasi ka hadlay gudoomiyeyaasha saddexda xisbi, kuwaas oo soo dhoweeyey shahaadooyinkaasi la gudoonsiiyey.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gudoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe waxaanu sheegay in la kala dooranayo lixdaasi musharax ee xisbiyadda hor boodaya, waxaanu yidhi \u201c geedi dheer baynu soo soconay oo ahaa in aynu maanta halkan soo gaadhno, laba sanno ka hor ayey ahayd inaynu halkan soo gaadhno, waa Qaddar allle inuu ilaahay maanta ina soo gaadhsiiyey\u201d.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaanu intaas ku daray \u201cwaxa la kala dooranayaa lixdaas nin ee shahaadooyinka la gudoonsiinayey, waxaan ilaahay ka baryeyaa in kii khayr u leh dalkan uu guulaysto, anagana hadii aanu khayr anaga iyo shacabkaba u lahayn kuma waydiisan\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Gudoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo isna halkaasi ka hadlay ayaa yidhi \u201c lixdaasi nin ee shahaaadooyinka musharaxnimada la siinayo waajibka saaran waxa weeyi doorashadda la galayo iyo shacabkaasi kala dooranaya in la inaga helo xigmaddii iyo qorshihii horumar mooyee aan dib u dhac inoo keenin, sidaa uu xilkoodu inoo saaran yahay ayaa loo baahan yahay in loo dadaalo, waxaa kale oo aan ku dardaarayaa lixda musharax soo wada bixi maayaan ee laba uun baa soo baxaya afarta hadhayna waa inay dulqaadkoodda iyo samirkoodda yeeshaan. Nin waliba waa inuu niyada galiyaa inuu guulaysan karo iyo in laga guulaysan karo\u201d.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gudoomiyaha xisbiga WADANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro waxaanu yidhi \u201cwaan ku faraxsanahay in shahaadooyinkii musharaxnimadda la na siiyo, anagu doorasho xor oo xalaal ah natiijo ka soo baxda in aanu aqbali doono hore ayaanu u sheegnay, waa la is xaman jiree malaha qolada mujaahidiinta ah ayaa xagayaga laga baqan jiray\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale, waxa saddexda gudoomiye ee xisbi kala saxeexdeen anshax doorashadda lagu galayo, isla markaana dhowaan la bayaamin doonno wakhtiga ololaha oo xisbi walba toddobaad la siin doono ololihiisa iyo dhoolatuskiisa.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40288\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40291\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa \u00a0gudoonsiiyey lixda musharax ee saddexda xisbi uga qaybgali doonta \u00a0doorashadda madaxtooyada ee Somaliland ee bisha November 13-keedda ka \u00a0dhici doonta Somaliland. Guddida doorashooyinka ayaa sheegay in lixda musharax buuxiyeen shuruudihii laga rabay musharaxnimadda, waxaanay siiyeen shahaadooyinkii loogu aqoonsanayey musharaxnimadda. Gudoomiyaha \u00a0guddida doorashooyinka Cabd \u00a0iqaadir Iimaan Warsame oo ka hadlaya \u00a0munaasibadan shahaadooyinka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40418,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40417","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40417","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40417"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40417\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40419,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40417\/revisions\/40419"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40418"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40417"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40417"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40417"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}