{"id":40398,"date":"2017-10-01T19:27:18","date_gmt":"2017-10-01T16:27:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40398"},"modified":"2017-10-01T19:36:19","modified_gmt":"2017-10-01T16:36:19","slug":"cali-gacal-casir-oo-sheegey-in-uu-ka-xunyahey-in-xil-ka-qaadista-la-sheegey-loo-adeegsadey-shacab-aan-xildhibaano-aheyn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/cali-gacal-casir-oo-sheegey-in-uu-ka-xunyahey-in-xil-ka-qaadista-la-sheegey-loo-adeegsadey-shacab-aan-xildhibaano-aheyn\/","title":{"rendered":"Cali Gacal Casir oo sheegey in uu ka xunyahey in Xil ka qaadista la sheegey loo adeegsadey Shacab aan Xildhibaano aheyn."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/cali-gacal-casir1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40399\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/cali-gacal-casir1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"917\" height=\"517\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/cali-gacal-casir1-1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/cali-gacal-casir1-1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 917px) 100vw, 917px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa waxba kama jiraan ku sheegay xil ka qaadistii la sheegay in lagu sameeyay Isaga iyo madaxweyne ku-xigeenka sida ay xalay Cadaado uga dhawaaqeen xildhibaanno ka tirsan maamulka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Guriga la leeyahay waa lagu shiray iyo halka aan ku xirranahay Anniga iyo madaxweyne ku-xigeenka 20 talaabo ayeey isku jiraan, waa wax laga xumaado in dad shacab ah oo meel leysugu keenay lagu sheego xildhibaanno ayuu yiri guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir.<\/p>\n<p align=\"justify\">Cali Gacal Casir, ayaa sheegay in guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed mar horeba xilka laga qaaday kaddib markii uu muddo Afar bilood ah isaga maqnaa fadhiyada baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Ninka hadda la leeyahay waxaa uu shir guddoomiyay kulanka la sheegay in xilka nalooga qaaday Anniga iyo madaxweyne ku-xigeenka, ma\u2019aha guddoomiye ku-xigeen baarlamaan ee waa xildhibaan caadi ah mar hore ayeey xildhibaannada baarlamaanka xilka ka qaadeen, sidaa daraadeed arrintan waxaan u argnaa oo kaliya rafasho iyo in khilaafka jira la sii adkeeyo oo kaliya\u2019\u2019 ayuu yiri guddomiyaha baarlamaanka Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">52 Xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka Galmudug ayaa la sheegay in ay kalsoonida kala noqdeen guddoomiyaha baarlamaanka Cali Gacal Casir iyo madaxweyne ku-xigeenka maamulka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40288\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40291\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa waxba kama jiraan ku sheegay xil ka qaadistii la sheegay in lagu sameeyay Isaga iyo madaxweyne ku-xigeenka sida ay xalay Cadaado uga dhawaaqeen xildhibaanno ka tirsan maamulka. \u2018\u2019Guriga la leeyahay waa lagu shiray iyo halka aan ku xirranahay Anniga iyo madaxweyne ku-xigeenka 20 talaabo ayeey isku jiraan, waa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40399,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40398","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40398","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40398"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40398\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40401,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40398\/revisions\/40401"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40399"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40398"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40398"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40398"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}